KASHIFAAD: Qorshaha Britain ay ka damacsan tahay Somalia iyo Somalia oo ka...
London (Caasimada Online) - Britain ayaa waxa ay ku lug leedahay tartan sir ah oo loogu jiro saliida ku keydsan Somalia, ayada oo dowladdu ay u yaboohday dowladda Somalia kaalmo bani aadannimo iyo mid...
View ArticleDaawo: Fanaanka Abdi Dajiye oo soo saaray video-ga heestii Dhalandhool
Fanaanka da’dayar ee Abdi Dajiye oo dhawaanahan farka kusoo galay dardar xoog leh islamarkaana qaada heeso aan horey loo qaadin oo ku cusub dhagaha taageerayaashiisa ayaa hadba muuqaal cusub kasoo...
View ArticleDhageyso: Qorshaha Turkey i& Iran ay ka damacsan yihiin Somalia
Dalka Turkiga waxaa ka soconaya wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland, waana markii labaad ee wadahadalladan ay martigeliso dawladda Turkiga oo door sii xoogaysanaya ku leh arrimaha Soomaaliya. Ka...
View ArticleDaawo: Prof. Galayr: XASAN SHEEKH sidaan ugu lisnay nooguma hambeyn + Muxuu...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Khaliif Galayr ayaa si aad ah u weeraray madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo dowladda Somalia, oo uu ku eedeeyay inuu iska ilaaway beesha Khaatumo ee uu...
View ArticleDAAWO VIDEO: Caqabadaha Guurka Soomaalida Wadanka Koofur Africa
Caasimada Online: Dhalinyaro ragg iyo Dumar isugu jiro oo ku nool Wadanka Koofur Africa ayaa ka hadlaya Caqabado hor yaalo is guursiga Soomaalida ku nool Wadanka Koofur Afrika. Dhalintani ayaa waxeey...
View ArticleSawirro: Hodontinimada Qoryooley & Howlkarnimada Dadkeeda + Warbixin
Xilli Casir liiq ah ayaan galay degmada Qoryooley anigoo safar uga imid dhanka degmada Baraawe oo ay gobalka Shabeelaha hoose ka wada tirsan yihiin. Waa markii u horeysay ee aan cagta dhigo Qoryooley,...
View ArticleDaawo: Nolasha Guantanamo Bay iyo sida loo la dhaqmo Maxaabista
Caasimada Online: Muuqaalka maanta waxaa ku soo qaadaneynaa Xabsiga Aduunka ee magaciisu la yiraahdo Guantanamo Bay iyo sida loola dhaqmo Maxaabiista ku jirta Xabsigaasi waxaa ka sheekeynaya Fanaanka...
View ArticleDHAGEYSO: Taariikhda iyo Nolosha Godane oo wax badan laga kashifay
Dad badan ayaa dhagaha un ka maqlay Axmed Godane oo ay u og yihiin kaliya inuu yahay hogaamiyaha Al-Shabaab, oo aanay garaneyn wax badan oo noloshiisa ka mid ah. Barnaamij xasaasi ah oo kakooban 25...
View ArticleDAAWO: Prof. SAMATAR: Haddii aan Somalia madaxweyne ka noqon laha, madax...
Dad badani marka ay daawadan wareysigan, waxa ay ku farxi doonaan in Prof. Axmed Ismaaciil Samatar aan ilaah u qorin madaxweynenimada Somalia, sababta oo ah waxa uu wareysigan ku sheegayo ee naxdinta...
View ArticleToddoba faa’iido CAAFIMAAD oo uu lee yahay Ramadaanka (Soonka)
Akhristoow ka hadli maayo fadliga, axkaamta, waajibaadka iyo waxyaabaha soonku ku buriya toona,Waxaanse dul mar koobaan ku samayndoonaa Raadka uu soonku ku leeyahay caafimaadka qofka. Waxay...
View ArticleDHAGEYSO: Maxaa Muqdisho ku kala heysta Qorax-joog iyo Qurba-Joog?
Muqdisho (Caasimada Online) - Ammaanka iyo horumarka ka jira Muqdisho, waxa uu yeeshay dhinac xun. Noloshii ayaa qaali ku noqotay dadkii maskiinta ahaa ee deganaa magaalada. Waxaa magaalada ku qul...
View ArticleDAAWO: GAARISA oo la wada farxay, kadib guul usoo hoyatay magaalada
Nairobi (Caasimada Online) - Magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa waxaa ka socda farxad iyo dabaal deg, kadib markii guul dhinaca dhaqaalaha ay halkaasi kasoo muuqatay. Shirkad laga...
View ArticleKASHIFAAD: Wikileaks: Sida Kablalax u agaasimeen qabsashada Kismaayo looguna...
Inta badan, Axmed Madoobe, Faroole-ha taageera iyo hogaamiyayaasha kale ee Jubaland, ayaa ku andacooda in maamulkaasi uu yahay mid dadka deegaanku dhisteen oo qabiil gaar ah ka madax banaan, sida dad...
View ArticleVideo: Maqal hadalka Hooyo haddii kale sidaan ayaa kugu dhici karta
Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid u baahan in uu daawado qof walba oo damiir leh kaas oo ah mid ka hadlaya Qiimaha Hooyada ay lee dahay iyo qofkii ka dhaga adeega hadalkeeda waxa ku dhacaya....
View ArticleDHAGEYSO: Wareysi lagu ceebeestay Cali Geedi + Muxuu ka yiri Jubaland, Axmed...
Mudisho (Caasimada Online) - Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Cali Maxamad Geedi, ayaa wareysi uu siiyey idaacad ku taalla Muqdisho oo la yiraahdo Al-Furqaan, ayaa si cad u sheegay in ay dhinac...
View ArticleVIDEO: Isma lahayn bilicda Muqdisho ayaa sidan noqon (Muuqaal cusub)
Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa Muuqaalkii ugu dambeyay ee laga soo duumay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waana mid ka hadlaya Doorka Qurba joogta iyo Dib u dhiska Magaalada Muqdisho. Tan...
View ArticleHambalyo Dhalasho: Cabdi Majiid iyo Zamzam
Dhamaan Dadkaani hoos ku qoran waxay hambalyo dhalasho oo farxadi ku jirto ay u dirayaan aabe C/majiid Ahmed Barre Iyo Hooyo Zamzam Sheikh Mukhtar oo gabari ay ugu dhalatay SALAYAN Hospital Ee Magalada...
View ArticleKASHIFAAD: BF oo ku howlan sharci halis ku ah badda Somalia + Caddeyn
Wasiirka Khayraadka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa Arbacadii (July 17, 2013) waxa uu mar labaad Xubnaha Baarlamaanka u akhriyey Sharciga Cusub ee loo samaynayo...
View ArticleDHAGEYSO: Maxaa siyaasiyiintan iyo aqoonyahannadan kala qabsaday?
Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadkan ee idaacadda VOA, ayaa waxaa lagu eegay warbixinta guddiga qaramada midoobay ugu qaabilsan dabagalka cunaqabateynta hubka Somalia iyo Eritrea. Warbixintan oo...
View ArticleXog ku saabsan Somalida: Tiradooda, aqoonta, HIV, tahriibka, fidnoolayasha
Sanadkii na dhaafay tirade Soomaaliya ( Somalia + Somaliland) waxaa lagu qiyaasay ku dhawaad 11 Malyuun oo qof , 3.5 Malyuun oo kamid ah waxay ku nool ‘’Somaliland’’ UNPO waxay bogeeda ku...
View Article