Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Daawo: Nolasha Guantanamo Bay iyo sida loo la dhaqmo Maxaabista

$
0
0

Caasimada Online:  Muuqaalka maanta waxaa ku soo qaadaneynaa Xabsiga Aduunka ee magaciisu la yiraahdo Guantanamo Bay  iyo sida loola dhaqmo Maxaabiista ku jirta Xabsigaasi waxaa ka sheekeynaya Fanaanka Caanka ah ee Yasin Bay horayna loogu magacaabi jiray Mos Def.

Hadaba Xabsigani Guantanamo Bay  waxaa ku jiro Maxaabiis kala duwan oo u badan Maxaabiista sida gaarka ah u raadsado Wadanka Mareykanka ee la yiraahdo Argagaxisada waa sida hadalka ay u dhigay.

HALKAAN KA DAAWO:

Use Facebook to Comment on this Post


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>