Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing latest articles
Browse All 817 View Live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

الله أكبر: Qur’aan la qoray xilligii NEBI Muxammad صلى الله عليه و آله وسلم...

Maqaar ay ku qoran yihiin aayado ka mid ah qur’aanka, oo la rumeysan yahay inay tahay tii ugu cimriga dheereyd, ayaa laga dhex helay jaamacadda Birmingham ee dalka UK. Shucaaca loo yaqaan Radiocarbon...

View Article


Daawo Video: Muuqaalka Muqdisho ee xilliyada habeenkii oo si weyn isku...

Muuqaalka guud ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa si weyn isku badalay kadib, Horumaro dhinacyo badan oo ay Magaaladu  ku talaabsaday. Muqdisho isma lihid sidaan ayey noqoneysaa marka loo...

View Article


Video cajiib ah: Daawo wiil muddo badan gacmo la’aan ahaa oo gacm lagu...

Philadelphia (Caasimada Online) – Zion Havey waa Sideed jir Mareykan ah, labadiisa gacan iyo lugahiisa waxuu ku waayay cudur ku dhacay, isagoo intaan ka year. Dhaqaatiirta isbitaalka caruurta ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog: Maxaad ka taqaanaa guddoomiyaha gudiga Doorashada Jubba Xabiibo Axmed?...

Kismaayo (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Jubba ayaa maanta loo magacaabay  haweeney qurbe joog ah oo lagu magacaabo Xabiibi Maxamed Cabdulle oo ka tirsan Baarlamaanka Jubba ee uu...

View Article

Video: Somalia oo ku socota waddadii Zimbabwe & Malawi (Shirqool halis badan...

Columbus (Caasimada Online) – Soma Oil and Gas waxaa hadda lagu furay sadex dacwo iyada oo oo lagu dacwaynayo in ay Somalia ku waddo laalush iyo musuq-maasuq wax wayn u dhimi kara dadaalkii...

View Article


Qatar kasoo socota ciidanka Ethiopia ee Somalia

Ciidamada shisheeye ee ku sugan dalkeena Soomaaaliya, ayaa bilaabay laynta dadka rayidka, Iyadoo aan la aqoon falalka ku xanbaaraya ficiladaasi cadowtooyada ah. Talaabadan ay qaadeen guud ahaan...

View Article

Shaacin: Sirta Soomaalida laga qariyey ee Soma Oil & Gas: Billow illaa...

Bishii August sannadkii 2013kii dowladda Soomaaliya waxay la saxiixatay heshiis shirkad shidaalka qoda oo lagu magacaabo Soma Oil and Gas fadhigeeduna yahay dalka Ingiriiska waana shirkad uu guddomiye...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shalay Badda, Maanta Webiga: DF oo Ethiopia & Kenya siisay Biyo Xireenkii...

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxay ahayd sanadkii 1980, markii dowladdii hore aay ku soo saartay FAAFIN RASMI AH L. 4 & Law #7 r 2 ee 25 feb. 1980, (Halkan Riix) mashruucii Biyo Xireenka...

View Article


HIIGSIGA 2020-ka: Geedi-socodka badbaadinta & dib u soo nooleynta qaranka...

HORDHAC Golaha Shacabka iyo Xukuumadda Federaalku waxay si rasmi ah u soo saareen 28kii Luulyo 2015 go’aan ah in Higsiga 2016 fashilmay maadaama aysan dhameystirmin howlihii iyo hay’adihii lagama...

View Article


FADEEXAD: XASAN Sheekh oo lagu bah-dilay Milano (Video laga naxo oo si sir ah...

Milano (Caasimada Online) – Dowladda Talyaaniga ayaa sharafta kaga qaaday madaxweyne Xasan Sheekh magaalada Milano, kadib markii ay diiday inay sida madaxweyne oo kale u sharafto. Xasan Sheekh ayaa...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 817 View Live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>