Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

XASUUSTA XILKASKII LA XASUUQAY.

Sadex Sano ka hor Maanta oo kale Muqdisho waxaa ka dhacay dhacdooyinkii waayaha tii ugu xanuunka badneyn, waxaana mar qura munaasbad farxad iyo tamashle ku bilaabatay lagu afjaray biliyo dhiig iyo...

View Article


Caqli xumada gaalada oo mareysa in Daashada MAAYA ay sheegeyso in adduunka...

Quraanka kariimka ah sida kutubtii kale ee ka horreysay, wuxuu noo sheegay in maalin maalmaha ka mid ahi ay dunidani kharribmi doonto, nolosha dusheeda ahina ay idlaan doonto, dadka iyo jinkana dib loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arag Sawirrada: Masjidkii Al-Shabab ay tiri “Kasniisad ayaa loo beddelay”

Fu’aad Maxamed Khalaf oo ku caan ah Fu’aad Shongole, ahna hogaamiye ka tirsan kooxda Al-Shabab, ayaa dhowaan sheegay in masjid ku yaalla magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan loo beddelay...

View Article

KALA GEEYE-CUQDAD AABAHEED!! (Sheeko siyaasadeed taxane ah)

Qeybtii 1-aad  Hordhac  Haddaan nahay ummada Soomaaliyeed, maanta dalkeenii wuxuu ku suganyahay burbur, dadkeenana qaar madfac ayaa ku da,aaya, qaar gaajeey daadsanyihiin, in badan waa naafo, waxaan ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

JACEYLKII DUGSIGA DHEXE ( 8 )!

Qeybtii 8-aad  halkan ka aqriso qeybihii hore 1-aad,  2-aad,  3-aad, 4-aad 5-aad, 6-aad, 7-aad Akhristoow sheekadii wey sii kululaatay mar haddii uu Ostan jeclaaday gabar Talyaani ah oo qurux badan,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqorada Gaalkacyo {Warbixin}

NAIROBI (Caasimada Online) Markii dagaalka sokeeye ka dilaacay Soomaaliya sannadkii 1991-dii Xaawo Aadan Maxamed waxa ay ka mid ahayd dadkii qoxootiga ee u soo cararay dalka Kenya. Waxa ay soo gashay...

View Article

Saddex (3) nooc oo ay u kala baxaan ragga xaasaska qaba (Kala baro)

1- Nin la aaminay: Yacni waa nin hadii farta afka loo galiyyo qaniinyo iska daayee aan bishinta saarreyn! waa sida Baarri, gabadhii ka soo hor baxda ama tii baacsata jidka ayuu u banneeyaa wuxuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaalkii Boqolka Kun ee Doollar!!

Qaxooti badan oo laga keeno dunida saddexaad laguna soo daadgureeyo waddamada hodanka ah ee reer Galgeedka ayaan aqoon fiican u lahayn sida looga faa’ideysan karo fursdaha badan ee ka jira wadamadaasi,...

View Article


DAAWO VIDEO: Dhismaha Istanbul-Bazaar ee laga sameynayo Muqdisho

Mustafa Erkan, oo ah ganacsade u dhashay dalka Turkiga ayaa sida dad badan ay la socdaan waxa uu wadaa qorshaha dhisme xarun ganacsi oo laga sameynayo magaalada Muqdisho, ee caasimada Somalia, taasi oo...

View Article


Hadaad mooday in Yurub raaxo taal, Daawo dhibka heysta Soomaalidan

Somali magangaliyo doon ah oo ku sugna Xeryaha qaxootiga Wadanka Holland ayaa  bananka la soo dhigay ka dib marki wasaarada cadaalada Wadanka Holland ay so xirtay  Falasha dad badan oo Magangaliyo...

View Article

KASHIFAAD: Burburin xoogan oo ku socota wasaarada arrimaha dbedda Somalia +...

Sidii Dawladdii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre u dhacdey, Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Somalia waxey aheyd Wasaaradda ugu ceymo fiican sababtuna waxey aheyd waxaa jirey diplomasiyiin fara badan oo...

View Article

Tahniyad ku socota dad qaali inagu ah oo maanta is mehersaday.

Aabe Cali Sheikh Axmed Hooyo Amina Daa’ud Axmed Eedo Zeinab Sheikh Axmed Adeer Cabdi Maxamud Geedi Eedo Jamila Sheikh Axmed Eedo Ruqiya Sheikh Axmed Abti Ibraahim Maxamuud Fiidow Abti Saciid Maxamuud...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

JACEYLKII DUGSIGA DHEXE ( 9) !!

Qeybtii 9-aad  halkan ka aqriso qeybihii hore 1-aad,  2-aad,  3-aad, 4-aad 5-aad, 6-aad, 7-aad,  8-aad Akhristoow sheekadaan waxaan ka soo bilaabnay dhamaadkii 1972 markii la furay Sannad dugsiyeedkii...

View Article


KASHIFAAD: Burburin xoogan oo ku socota wasaarada arrimaha dibedda Somalia +...

(Qeybtii 2-aad) Halkan ka Arag Qeybtii hore Taariikhda MADOW ee Wasiiradda Arrimaha Dibedda Somalia Horey waxaan uga soo Hadley Burburinta lagu hayo Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Somalia oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raad-Raac: 100-kii Maalmood ee Xasan Sheikh iyo waxa lagu xasuusto

September 10 2012 – December 20 2012: Waxaa buuxsamey 100 maamlmood oo ka soo wareegtey doorashadii Xasan Maxamuud, waa Saddex Bilood iyo Toban Maalmood….. Guuxa Dadweynaha : 1-Ilaah ha na Dhaafiyo...

View Article


Daawo Video: Sida uu ahaa Muuqaalka Muqdisho Maalin ka hor Burburkeeda.

Jimco Wanaagsan Aqristayaasheena Qiima Badan meel kasta aad ka joogtaan Daafaha Dunida waxaan idiin soo gudbineeynaa Muuqaal Xusuus mudan oo ah Bilicdii hore ee Dalkeena 21 Sano ka hor. Hadaba...

View Article

Kala geeye – Cuqdad aabaheed! (Q.3)

Qaybtii 3aad. Muuqaal 4aad. Muuqaalkan waxaa ku kulmaaya, Oday Kala-geeye Cuqdad Aabaheed, gabadha uu adeerka u yahay Hodan iyo saaxiibteed Mulki, waxaana dhex maraaya sheekadaan. Kala geeye: -...

View Article


Ogow wax badan oodan ogeyn !!!

Ogow Aqristow In aqalka boqortooyada Ingiriiska Bakingham palace ay ku yalaan in ka badan 600 oo qol In Hawaii la oranjiray Sandwich Islands In New York ay mar ahaan jirtay caasimada  Mareykanka In...

View Article

“Maxamed Cali Ameeriko Bilad ayuu naga istaahilaa”! (Aqri sababta)

Bishaan December ayaa Qaraxyo isdaba joog ah waxey ka dhaceen Dalka Kenya, Magaalada Nairobi, gaar ahaan Xaafadda Soomaalidu dagto ee Eastleigh, waxaana lagu qabqabtay Soomaali tiradeeda lagu sheegay...

View Article

Daawo: Hees kooxda Qeylodhaan u sameysay 3-da madax ee dalka

Kooxda QEYLODHAAN, ayaa soo saaray hees cusub oo waddani ah oo ay kula hadlayaan madaxda cusub ee Dowladda Federaalka Somalia ee dhowaan la wareegay talada dalka. Heesta oo hal ku dhigeedu yahay...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>