Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro + Video + Warbixin: Muqdisho kala duwanaa shalay iyo Maanta

Tani ma ahan Muqdishidii lagu bartay dagaalada, dilka, dhaca iyo nidaam la’aanta, hada waa caasimadii Soomaaliya oo dhamaan waxyaabihii lagu tilmaami jiray bari ka noqotay. Dib u dhis ballaaran ayaa ka...

View Article


Daawo Video: Howlaha Duulimaad ee garoomada Hargeysa iyo Muqdisho.

Jimco Wanaagsan Aqristayaasheena Qiimaha Badan meel kasta aad Dunida ka joogtaan waxaan idiin soo gudbineeynaa Muuqaal cusub oo laga soo duubay Howlaha Duulimaan ee Magaalooyinka Hargeysa Iyo Muqdishi...

View Article


Xog-Warran: Sharciyada la isaga qaato carruurta ee dalalka reer galbeedka

Qaadista Caruurta iyo sharciyada la xariiro. Wadamada Reer Galbeedka, haddii aad isha wada mariso, sharciyada la xariiro caruur qaadista, waa ay isu wada dhawyihiin dhamaantood, runtii waxaa la oran...

View Article

JACEYLKII DUGSIGA DHEXE ( 10 ) !!!!

Qeybtii 10-aad  halkan ka aqriso qeybihii hore  1-aad,  2-aad,  3-aad, 4-aad 5-aad,  6-aad, 7-aad,  8-aad, 9-aad Akhristoow waxaan la yaabaa Dad ku dooda jaceyl ma jiraa mise ma jiro??? aniga iska...

View Article

Kala geeye – Cuqdad aabaheed! (4)

Muuqaalkii 6aad. Waxaa Muuqaalkan ku kulmaaya, Odayaasha kala ah, Oday maxaan cunaa,Oday danteeyda ka hadal,Oday hal beel deeq iyo Oday saadaq, waxeeyna aad uga careeysanyihiin hadalka ka soo yeeray...

View Article


Maxaad kala socotaa mashruuca dib u dhiska Muqdisho & qiimaha ku kacaya?

Dawladda hoose ee Muqdisho ayaa dhawaan dhaqan galin doonta mashaariic waaweyn oo dib-u-dhis ah oo lagu habeeynayo 16-ka xaafadood ee caasimadda laguna xoojinayo awoodda masuuliyiinta maxalliga ah....

View Article

Qur’aanka iyo Raqamka (Tirooyinka) (Mucjisada Qur’aanka)

Carab waxay ahayd dad kuwa ugu liita xagga cilmiga iyo aqoonta casrigii Muxammad (NNKH) lasoo diray Nebi ahaan, waxa keliya ee ay ku faani jireenna wuxuu ahaa gabayga iyo aftahannimada.  Waa halka ay...

View Article

Wixii aan ku arkay India & dumarka Soomaaliyeed maxaa ka dhaxeya?

Allaah ha mahada iskaleh marka hore, maantay  waxan go’ansaday inaan usoo gudbiyo umadda soomaaliyeed  meel walba oo ay joogaan, gaar ahaan dumarka Soomaaliyeed, arrin aan arkay oo aan is lee yahay waa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hadaad adeegsato Internet Explorer 7 waxaad bixineysaa canshuur!

Suuqa dhinaca Online-ka ah ee ku yaalla dalka Australia Kogan.com, ayaa soo saaray canshuurtii ugu horeysay adduunka ee la saarayo browser-ka Microsoft ee Internet Explorer 7 (IE7). Dadka soo booqda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro: Maxaad ka taqaan webiga ugu biyaha nadiifsan dunida?

Waligaa ma aragtay mase maqashay wabiga dunida ugu nadiifsan? Waxaan aqristayaasheena Caasimada.com maanta usoo gudbinaynaa waxyaabaha dunida kajira oo layaabka dunida kamid ah. Waligaa ma argatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro Taariikhi ah: Jaceylkii Bill Clinton iyo Hillary Clinton

Waxaa shalay lasoo bandhigay sawirro taariikhi ah oo laga qaaday madaxweynihii hore ee dalka Mareyanka Bill Clinton iyo xaaskiisa Hillary Clinton. Sawirradan cajiibka ah ayaa waxaa la qaaday waagii ay...

View Article

Soomaaliya oo soo ceshaneysa hanti kaga maqan dibedda

Nairobi (Caasimada Online) Dowladda Soomaaliya ayaa ka shaqeyneysa siddii dib loogu soo celin lahaa hantida Soomaaliya ka taalla dibedda. Taasoo gaareysa Malaayin dollar, waxana la xayiray markii ay...

View Article

Daawo Video ku tusaya Horumarka iyo is-beddelka ka socda dalka

Horumarka maanta ka soconaya Wadankeena Somalia waxa aka mid ah Horumar aad u balaaran oo ka kooban dhismo iyo dib u soo celinta Bilicdii Caasimadeena waxaa kaloo dib Magaalada uga hana qaaday...

View Article


Daawo Video: Geed cunaya waxii usoo dhawaada Noole & Manoole

Qaar ka mid ah Wabseedyada wax ku qora Luuqada Carabiga ayaa Soo Bandhigay Sawiro muujinaya Geedo (Dhir) Cuneysa Wax walba ee kasoo Agdhawaada iyadoona ay ka qoreyn Warbixin Ay Ciwaan uga Dhigeen ????...

View Article

Video: Fowsiya “Waan ahay Somali, oo Aftooje ayaa ninkeyga ahaa”

Wasiirka arrimaha dibedda Somalia Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa illaa iyo hadda lagu kari la’ yahay inay qirto midnimada Somalia. Wareysi ay siisay Tv-ga Somali Channel, oo sidii la rabay aan su’aalo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Farxiya Fiska oo si rasmi ah u qiratay xiriirka jaceyl ee ayada iyo Ceydaruus

Fanaanadda Caanka ah ee Farxiyo Fiska, ayaa ugu dambeyn waxa ay qiratay in ay Lammaane nolosha ku midoobey yihiin fanaanka weyn ee Ceyduruus Halyeey oo maalmihii u dambeeyay lagu xammanaayay. Fiska...

View Article

Hambalyo dhalasho

Hambalyo-Dhalasho Ayeeyo   Khadiijo Xaaji   Cabdoow   Cumar Hooyo    Saynab   Maxamed   Ducaale C/maalik          Cali  Naasir C/Casiis    Cali  Naasir C/wahaab Cali Naasir Qadan       Cali Naasir...

View Article


Daawo Muuqaal lagu Farxo Dhallinyaro Musliminaya Dhallinyaro kale

Muuqaalka Maanta aan idiin soo gudbineeyno waa mid marka aad aragto aad aad ugu farxeeyso waa Dhalinyaro la musliminaayo oo aad ugu faraxsan Diinta suuban ay soo galayaan ee Islaamka ah. Hadaba Daawo...

View Article

Ambashadii Ahmed ERIKSSON! Qormo xanuun badan xambaarsan

Muqdisho (Liido) – Isagoo aad u yar oo aan gaarin da’dii dugsi Quraanka ayaa Ahmed loo waday dalka Sweden. Farxad, duco iyo u hanweynaan ayaa lagu sagootiyey. Axmed waa 4 sano jir marka loo wadayo...

View Article

Daawo Muuqaalkaan Yaabka Badan.

Muuqaalka Maanta Aqristoow waa Muuqaal La Yaab leh oo aan u arkay mid marka aad aragtaan aad la yaabeeysaan  kaas oo ah Aroos Xabado loo ridaya hadane Xabadahaasi halis qatar ah oo sababi karto...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>