Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

Tahniyad: Qadar iyo Anisa

C/Risaaq Maxamuud Diirye Mowliid Maxamuud Diriye Sugaal Maxamuud Dirye Cali Dalabey, Cabdulaahi Dalabey Hooyo Madiino Macalin Aabo Maxamed Axmed Dalabey Iyo Aabo Maxamuud Didye Iyo Hooyo Faadumo Cali...

View Article


Soomaali loo diiday sharciga Holland oo soo bandhigay film cajiib ah, si aan...

Dhowaanahan waxaa jiray Soomaali loo diiday Sharciga Holland, loona sheegay in dib loogu celin doono dalkooda Somalia. Soomaalidaasi ayaa haddaba waday cabashooyin iyo dadaallo ayaga oo isku dayaya in...

View Article


FANKA SOOMAALIYEED OO SII QIIMA DHACAYA (Xog rasmi ah)

Fanku waa mid fac weyn oo la soo barbaaray dhaqanka iyo luuqadda Soomaaliyeed, wuxuuna fanku u kala baxaa Tix iyo Tiraab, gabayga ayaana ah midka ugu faca wayn ee lagu xasuusan karo taariikhda...

View Article

Sanadihii uu soo jiray Xiriirka Somalia iyo USA iyo caqabadihii soo wajahay

Washington (Caasimada Online) Xiriirka labada waddan ee Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa soo billowday sannadkii 1960-kii xilligaas oo Soomaaliya xornimo ka qaadatay waddamada Talyaaniga iyo Ingiriiska....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fariin Jaceyl & filinwaaga furiinka: 11 Gabdhood oo ka sir hadlaya ragooda

Assalaamu Alaykum. Maanta iyo qoraalkeena waa sheeko xiiso badan oo xanbaarsan fariimo iyo duruus kala duwan oo noolasha qoyska ah. Ma’ahan qiso jacel oo aan dhicin oo lamatalaya. Waxaa sheekadan qeymo...

View Article


Feysal Cali Waraabe “Maadaama ay USA aqoonsatay Dowladda Somalia, Maamulka...

Hargeysa (Caasimada Online) Hoggaamiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay aqoonsiga dowladda Maraykanka ay siiyay dowladda Soomaaliya markii ugu horreysay muddo ka badan 20-sano....

View Article

Horay ma u aragtay Hees Shirib ah oo Nuucaan oo kale ah. “Daawo Video”

Heesta Todobaadka ee Dhagaha iyo Iindhaha  Bulshada Soomaaliyeed qabsatay ayaa loo aqoonsaday heesta shiribka ii tuma oo dhawaan soo shaac baxday muuqaalkeeda oo qaab qatar ah loo sameeyay. Heesta...

View Article

Daawo Video ku saabsan horumarka Magaalada Jowhar ee Maanta.

Muuqaalka maanta aan idiin soo gudbineeyno waa mid ka hadlaya Horumarka Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolk Shabelada Dhexe taas oo tan iyo markii ay la wareegyn Ciidmada Dowlada Horumar weyn ku...

View Article


Sida uu kusii billowday jiritaanka iyo xuska mowliidka Nebiga NNKH.

قال بعالي وكان فضل الله عليك عظيما Walalayaal sanad walba dadka muslimiinta waxay xusaan dhalashada Nabiga NNKH. Sida rajaxa ah wuxuu dhashay 12 bishan rabiicul awal, xaflada la dhigane waxaa laga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirrada: Ma sidaan ayay Berbera iyo Sheekh u bilicsanaayeen?

Ma eegtay sawirrada bilicda dalkaaga oo ma ilmeysay?. Sawirradan waa xulka xulalka, waa bilicda magaalada xeebta leh ee Berbera iyo buurtii Sheeh. Waxaa ka muuqda bilic indhuhu ku doogsadaan iyo qurux...

View Article

KASHIFAAD: Wixii aan ku soo arkay xarunta CID Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) Wariyaal ka tirsan Shabakadda Caasimada Online oo ka mid ahaa raxan suxufiyiin ah oo ka qaybgaley shir jaraa’id oo ka dhacay xarunta dambi barista booliska ee CID-da ee...

View Article

Daawo Video: Khudbadi Madaxweyne Xasan ee shirka Midowga Africa

Madaxweynaha Jamhuuriadda Federaalka Somalia Xasan Sheikh Maxamuud ayaa khudbad qiimo badneyd ka jeediyay shir madaxeedka ururka Midowga Africa ee magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

50 Sano iyo Nolosha qurbaha! (Qiso iyo qeexid cajiib ah)

Xaaji Maxamuud Muuse Xirsi oo ku magac dheer Kabtan, waxa uu ku dhashay degaanka loo yaqaano Dooxo Gurayo ee hoos tago baadiyaha dhulka Hoowd ee Waqooyiga Somaliya, qiyaastii 1941 ee qarnigii hore...

View Article


Siilaanyo oo hadlay, kadib maalmo uu xaalka ku xumaa Somaliland

Hargeysa (Caasimada Online) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in aysan dowlad u ahayn isla markaana xukumin Somaliland. Madaxweynaha ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirrada Amiin Caamir ee “Isma lahayn” iyo Shan arrin oo qosol badan

Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Amin Camir, ayaa soo saaray qeybo kale oo ka mid ah sawirradiisa taxanaha ee Isma Lahayn. Amin ayaa sawirradaas uga hadlaya waxyaabihii lama filaanka ahaa ee...

View Article


Sidee ayay Maanta wax uga dhaceen maxkamadda Gobalka Banaadir?

Muqdisho (Caasimada Online) Waxaa maanta lagu waday in maxkamad la horkeeno shan qof oo uu ku jiro wariye kuwaasoo u xiran dowladda Soomaaliya. Dhageysiga dacwadda ka dhanka ah haweeneyda sheegtay in...

View Article

Muqdisho: Barre Hiiraale oo war culus ka dhawaajiyay (Warbixin xasaasi ah)

Muqdisho (Caasimada Online) Barre Aadan Shire Barre Hiiraale oo ka hadlaayay kulan ka dhacay magaalada Muqidisho ayaa sheegay in magaalada Kismaayo ay gacanta ku hayaan ciidamada Kenya iyo kooxo xiriir...

View Article


Daawo Video: Feysal Cali Waraabe oo dhulka ku jiiday Faroole “Waxba Ha na...

Feysal Cali Waraabe oo ka mid ah siyaasiyiinta maamulka waqooyiga Somalia ka dhisan ee Somaliland isku magacaabay ayaa jawaab ka bixiyay hadal Faroole kasoo yeeray laba maalmood ka hor. Faroole, ayaa...

View Article

Daawo Video-gaan: Horumarka Dalka Somalia ka Soconaya iminka

Horumarka maanta ka soconaya Wadankeena Somalia waxa aka mid ah Horumar aad u balaaran oo ka kooban dhismo iyo dib u soo celinta Bilicdii Caasimadeena waxaa kaloo dib Magaalada uga hana qaaday...

View Article

Warbixin: Madaxweyne Xasan Sheikh oo waraysi arrimo badan wax looga waydiiyay...

London (Caasimada Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in dowladiisa wax badan ka qaban doonto difaacida...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>