Horumarka maanta ka soconaya Wadankeena Somalia waxa aka mid ah Horumar aad u balaaran oo ka kooban dhismo iyo dib u soo celinta Bilicdii Caasimadeena waxaa kaloo dib Magaalada uga hana qaaday Maqaayado waaweyn oo hab casri ah u shaqeynaya oo la jaan qaadaya Horumarka dunida hormartay.
Hadaba Aqristoow nala wadaag muuqaalkaan oo ah mid marka ad aragto aad ku dhiiraneeyso oo aad dareemeeyso in qof walba aqoontiisa uu dalka ku biiriyo waana mid waajib ku ah qof walba oo soomaaliyeed