Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

DHAGEYSO: Taariikhda iyo Nolosha Godane oo wax badan laga kashifay

$
0
0

Dad badan ayaa dhagaha un ka maqlay Axmed Godane oo ay u og yihiin kaliya inuu yahay hogaamiyaha Al-Shabaab, oo aanay garaneyn wax badan oo noloshiisa ka mid ah.

Barnaamij xasaasi ah oo kakooban 25 daqiiqo, ayaa aga diyaariyey taariikhda Axmed Godane, waxaana ku ogaan doontaa barnaamijkan taariikhda Godane, markii uu dhashay illaa iyo hadda.

Barnaamijkan waxaa daa dihinaya weriye Cabdi Casiis Maxamuud Guuleed Africa, oo ka tirsan idaacadda qaranka Soomaaliyeed, kaasi oo wareysanaya dad badan oo illaa yaraantiisa yaqaanay Godane

Dhageyso Taariikhda Axmed Godane

Use Facebook to Comment on this Post


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>