Caasimada Online: Dhalinyaro ragg iyo Dumar isugu jiro oo ku nool Wadanka Koofur Africa ayaa ka hadlaya Caqabado hor yaalo is guursiga Soomaalida ku nool Wadanka Koofur Afrika.
Dhalintani ayaa waxeey is weydaarsanayaan arimo cagsi isku ah oo ah shuruudo ay isku xirayaan Ragga iyo Dumarka ku nool Koofur Afrika.