Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

KASHIFAAD: DF oo shirkad ay 3 qof kaliya ka shaqeyso u gacan gelisay $500...

Maalinti Axadi ee 16ki June, 2013, Wasiirka Maaliyada ee Dowlada Federaalka ee Soomaliya Mudane Maxamud Xasan Suleyman, ayaa ku dawaaqay in Dawladu magacawady Shirkadda la yiraa Global Finance &...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TAARIIKHDA madow ee ee 10-ka loo aqoonsaday qaswadayaasha Somalia

Qaybta Koowaad: Beryahan waxaa warbaahinta hareeyey koox Soomaali ah oo dowladnimada 22 sano ka bacdi Soomaaliya usoo bidhaantay isku dayaya in ay carqaladeeyaan haddii ay awoodaan! Kooxdan ayaa isugu...

View Article


Ka kallumeysiga dhoobada dhexdeda (SIYAASI sir badan laga kashifay)

Waxaa baryahani danbe saxaafadda kusoo baxayey in kooxo lagu sheegay in ay xilal kala duwan dalkan horey uga soo qabteen ay kulamo ku yeelanayeen Hoteelo ku yaalla Caasimadaha wadama dariska ah,...

View Article

DHAGEYSO: Madaxweyne Faroole oo si aad u habaaray kooxo gaar ah

Garowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdi Raxmaan Faroole ayaa habaaray kooxaha uu sheegay inay qaska ka wadaan dalka Somalia, sida burcad badeedda iyo Al-Shabaab....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CILMI BAARIS: Jid Xadiidka ama Jid Tariinka Muqdisho iyo Jowhar

Waqtigii Fashisam ka, Dawladda Talyaaniga waxaa damac weyn ka galay inay dad Talyaani ah ay dejiso dhul beereed ka Dooxada Shabeelle oo ka soo billaabma Jowhar ilaa Afgooye iyo Janaale. Waxaa la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu Amiin Caamir ula jeedaa sawir gacmeedkan qosolka badan?

Minneapolis (Caasimada Online) - Kadib markii uu ku fashilmay siyaasadda Koonfurta Somalia ayaa dhowaanahan waxa uu Prof. Axmed Ismcaaiil Samatar ku mashquulsanaa inuu isu muujiyo nin jecel Somaliland,...

View Article

Video: Cunto Shabaab mamnuuceen oo dib looga isticmaalayo Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) -  Muddadii ay Shabaabka maamulayeen magaalada Muqdisho waxa ay mamnuceen waxyaabo badan, waxaase ugu yaabka badnaa in Shabaabka ay mamnuuceen cunto gaar ah oo dadku si aad...

View Article

Daawo: Muqdisho oo loo adeegsanayo Horumar, Hanaan iyo Hab casri ah

Caasimada Online:  Warbixin Muuqaal ah oo Wariye ka tirsan Tv CNN uu ka soo diyaariyay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa Caalamka ka yaabiyay kadib markii arin aan laga filaneynin lagu dhex...

View Article


Jahwareer cusub: Dollarka oo qarka u saaran inuu baddalo Shilin Somaliga

Bishaan luulyo 27-keedii, waxaa magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan, isugu soo baxay dadweyne aad u tiro badan oo bannaanbaxyo ka dhigaayay halkaasi, si ay u muujiyaan si ay uga caraysan...

View Article


DAAWO VIDEO: Muuqaalka dhabta ah ee maanta ka jira magaalada Muqdisho

Caasimada Online:  Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waa magaalo hooy u noqotay Dagaal iyo colaad sukeeyay in muddo ah, hase yeeshee maanta Muqdisho waxa ay noqotay Magaalo horumar iyo dib u dhis...

View Article

Video: Osman Xaaji ma filaneynin in ay sidaan tahay Magaalada Muqdisho

Caasimada Online:  Mid ka mid ah Dhalinta Qurba Joogta oo lagu magacaabo Osmaan Xaaji ayaa ka sheekeynaya nolosha cajiibka ah iyo nabadda ka jirta Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxuuna ka so...

View Article

VIDEO: Sadex jir u dhashay Wadanka Nageria oo Caalamka ka yaabiyay.

Caasimada Online:  Wiil Sadex jir ah oo u dhashay Wadanka Najeriya ayaa ka yaabiyay Caalamka kadib markii uu ku dhaqaaqay arin mucjiso ku noqotay Caalamka. Sadex jirkani ayaa waxuu sameeyay arin aysan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawir gacmeedkii ugu run sheeg iyo qosolka badnaa ee Amiin Caamir

Minneapolis (Caasimada Online) - Caddaaladda magaalada Muqdisho ayaa waxa ay noqotay dollar. Haddii aad heysato lacag waxaad heleysaa gar aad ku faraxdo, haddii aadan heysanna waxaad mar walba tahay...

View Article


Dhageyso: Xamar wuxuu nasiibkeedu noqday hadalladan (Yaa la sugayaa?)

Muqdisho (Caasimada Online) – Muqdisho waxa ay gacanta ugu jirtaa cadow. Dadkii waxaa loo diiday nabad iyo horumar waxaana mar walba ka dhacaya qalalaase iyo rabashado, xilli amnigii uu faraha ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MAGAALOOYINKA FARGO & MOOREHEAD ISLAMIC CENTER

HORUDHAC : Akhristoow Magaaladda Fargo, North Dokota iyo Magaaladda Moorehead , Minnisota,waa labo Magaalo oo isku dhex yaal ( Twin City) . waxay labaduna dhacaan Waqooyiga Dalka Mareykanka ee xuduudda...

View Article


Maxaa ka cusub magaalada Kismaayo?

Kismaayo (Caasimada Online) - In ka badan 600 oo qof oo naafo ah oo ku nool magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo soo wajahday. Guddoomiyaha naafada...

View Article

Daawo: Xasuuqyadii Al-Shabaab ay ka geesatay Somalia oo Video ku dhan

Caasimada Online:  Warbaahinta dhanka Muuqaalka ah ee ku hadasha afka Dowlada Somalia waxeey bilaawday baahinta iyo soo bandhigida Tacadiyada iyo xasuuqa ay ka geestey Wadanka Somalia Kooxda Alshabaab....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sirta ku duugan Eedeymihii FAROOLE uu jeediyey oo banaanka la keenay

Falanqayn: Eeddayntu waa ollole doorasho Madaxwaynaha MGPL ee Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Faroole Khudbaddiisi uu ka jeediyey xalay munaasabaddi u dabaal-daga maalinti dhidibadda loo taagay MGLP waxay...

View Article

Al-Shabaab: Hadda iyo ciidan hor leh

Baardheere (Caasimada Online) - Dagalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa tababar loogu soo xiray shalay galinkii dambe magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Gudaha magaalada ayaa lagu arkay...

View Article

Daawo: Buur ku taalla Somalia oo lagu caafimaado Biyaheeda (Mucjiso)

Soomaaliya waxaa ku taal goob lagu magacaabo Biyo-Kulule oo ku dhow magaalada Berbera ee gobolka Waqooyi galbeed. Biyo Kulule waa biyo kasoo daata buur halkaasi ku taalla, waxaana la rumeysan yahay in...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>