Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid u baahan in uu daawado qof walba oo damiir leh kaas oo ah mid ka hadlaya Qiimaha Hooyada ay lee dahay iyo qofkii ka dhaga adeega hadalkeeda waxa ku dhacaya.
Hadaba Aqristoow Muuqaalkani nala daawo waa Wiil dhalinyaro ah oo hooyadii warkeedada diidaya oo arin masiibo ah ay qabsaneyso.