Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa Muuqaalkii ugu dambeyay ee laga soo duumay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waana mid ka hadlaya Doorka Qurba joogta iyo Dib u dhiska Magaalada Muqdisho.
Tan iyo Sanadkii hore waxaa Wadanka Somalia gaar ahaan Magaaalda Caasimadda ah ee Muqdisho ku so noqonaya Qurba Joogta Soomaalida ayagoo ka sameynaya Horumar dhanka Ganacsiga iyo ka shaqeynta dhanka bilicda Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.