Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

Video cusub: Dhismaha & horumarka ka socda magaalada Muqdisho

Muqdisho, waxaa ka socda horumar innagu qasbaya inaan mar walba dadka xusuusino. Kadib 21 sano oo rafaad ah, ayaa hadda magaaladu waxa ay uu muuqataa mid iska illowday waxaas oo idil. Waxaa socda...

View Article


Jaamacadihii Muqdisho oo noqdey tusbax go’ay.”Yaabnay ee nala yaab”

Tan iyo markii ay dhaceen Dagaaladii Soomaaliya , ma jirin wax loo Hakadey oo aan ka ahayn Dowladnimo, waxaa Shacabka Soomaaliyeed u istaagey  Aqoonyahano Soomaaliyeed kuwaas oo buuxiyey Booskii ay...

View Article


DHAMBAAL TACSIYEED OO KA YIMI BAHWEYNTA REER AUSTRALIA‏

Tacsidan oo ku socota dhammaan Umadda Soomaaliyeed meel walba oo ay adduun waynaha ka joogaan ayaa waxaa si gaar ah loogu dirayaa dhammaan reer Cali Salaad Adan Yare Waxaa dadka diraya oo jooga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog: Ethiopia iyo Kenya oo shirqool la damacsan badda Somalia

Itoobiya, Kenya, Shiikh Xasan iyo Cumar C/rashiid ma u hir geli doontaa in ay xudduuda badda Soomaaliya kusoo koobaan 12 mayl, oo baabi’iyaana xeerkii Badda Soomaaliya ee Law No. 37 oo dhigaya in...

View Article

Warbixin: Qorshaha cusub ee DFS ee ka dhanka ah Jubbaland

Iyadoo horay ay u tageen magaalada Kismaayo Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada isla markaana ay wax badan isku fahmiwaayeen kooxda Raaskambooni ee uu hogaamiyo Axmed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro cusub: Isbedelada magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia

Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, ayaa waxaa ka socda dhismooyin iyo dib u dhis, wax weyn ka beddely magaalada, islamarkaana dib usoo celiyay bilicdii magaalada, kadib in ka badan laba darsan oo...

View Article

Maxaa keenay in madaxdii dalka ay mar qur ah faarujiyaan dalka?

Tan iyo wixii ka dambeeyay burburkii ku dhacay dowladdii dhexe ee Soomaaliya sanadkii 1991-dii ayaa waxaa meesha mar qur ah ka baxay sharcigii iyo kala dambeyntii iyo wax kasta oo reebanaa la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fanaan Cabdi Jaamac Qaboojiye oo banaanka keenay wejigiisa rasmiga

Fanaanka ay taageradiisa sii lumayso ee cabdi Jamac Qaboojiye ayaa si rasmi ah page-kiisa facebook  ugu shaaciyay inuusan ahayn fanaan Soomaaliyeed, balse uu yahay fanaan reer Somalilander ah, xilli ay...

View Article


GALMADA DHALMADA DABADEED

Cilmiga ummulisanimadu si aad ah buu u horumaray sanadahaan dambe, waxaana jira dhakhaatiir ku faana inay arrinkaasi ka gaareen guulo la taaban karo, iyaga oo sheegta inay u oggolaadaan haweenka ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariikh: Saadaashii Sheekh Suufi ee burburkii magaalada Muqdisho

Sheekh Cabdiraxmaan Bin Cabdalla Al Shaanshiyi wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, sannadku markuu ahaa 1829kii, wuxuuna ka dhashay beesha Soomaaliyeed ee shaanshiiyada oo asal ahaan ka soojeedo...

View Article

KASHIFAAD: Qeyb kale oo ka mid ah sirtii Wikileaks (Shirqool uu Faroole u...

Shalay waxaan daabacnay warbixin ku saabsan documents sir ah oo qeyb ka ahayd xogtii waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ee ay Wikileaks jabsatay, taasi oo qeybo ka mid ah ay arriamha Somalia quseeyeen....

View Article

Daraasad cusub oo sheegtay cidda been badan ragga iyo dumarka

London (Caasimada Online) – Daraasad dhawaan laga sameeyay dalka Ingriiska ayaa tilmaameysa in raga ay yihiin kuwa aad uga been badan haweenka. Daraasadu waxa tibaaxday in raga ay yihiin kuwa u...

View Article

Dhageyso: Aqoonyahano falanqenaya weerarki Maxkamadda G. Banaadir

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka, ee idaacadda VOA, ayaa waxaa looga hadlay weerarkii dhawaan loo geystay xaruntii Garsoorka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Weerarkaas ayaa waxaa ku dhintay 30 qof...

View Article


Daawo Video cusub: Bilicda & nolosha magaalada Muqdisho, gees ka gees

Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, ayaa waxaa ka socda dhismooyin iyo dib u dhis, wax weyn ka beddely magaalada, islamarkaana dib usoo celiyay bilicdii magaalada, kadib in ka badan laba darsan oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Norway oo waftigi Jawaari u gudbisey dukumiinti lagu burburinayo sharciga...

Dukumiinti iyo xog ay heshay shabakadda Soomaaliyeed ee SomaliTalk.com ayaa tibaaxay in waftigii Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee booqashada ku tegey Norway intii u dhaxaysey 6-13 April 2013, in...

View Article


Daawo Video: Maansadii Gaarrara

Maansada Gaarrara oo markii ugu horeysay idaacada Radiohubaal.com ay kasoo duubto abwaanka Soomaaliyeed ee da’dayar Abdirashiid Aden Aw-Yusuf kaasi oo ka mid ah hal-abuurka maanta Soomaalida usoo...

View Article

Muqdisho: Tuug Xariif oo soo laabtey, dadkii oo farxay & astaan bidhaantey

Hadda ka hor ayaa nin waxa uu su’aal weydiiyay nin kale, waxaana uu yiri “Dadku ma jiraan wax ay ka neceb yihiin geerida?”, Dhageystihii ayaa jawaabay waxaana uu yiri “Haa”. Weydiiyihii oo an marnaba...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soo saaraha filimki lagu aflagaadeyay Nabiga (CSW) oo iminka difaacaya

Ernaud Van Dorn oo ah siyaasi caan ah kana tirsanaa xisbiga xoriyyda dalka Holland isla markaana ka mid ahaa dadka sida weyn uga qeyb qaatay filim-kii xumaa ee wax looga sheekeyay Nabigeena Maxamed CSW...

View Article

Halkee ayay iska arkeen Ethiopia iyo Amisom (Dhageyso Jawaabta)

Dowladda Ethiopia ayaa toddobaadkan ka hadashay howlgalka ciidamadeeda ee Somalia. RW. Hailemariam Desaleng ayaa barlamaanka dalkiisa u sheegay inuusan ku qanacsaneyn oo uu saluugsan yahay cidamada...

View Article

Tahriib: Sillaca ay maraan dhallinta Soomaaliyeed ee Saxara ku safarta.

Muqdisho (Maanya Moorto) – Axmed waa 26 jir ku nool dalka Sweden, wuxuuna dalkaasi kaga dhiiban yahay inuu yahay canug 13 jir ah oo aa waalidkiis la socon, taas oo uu u door biday inuu kaga badbaado...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>