Qiso Xiiso leh – Nasiixada Wanagsan Geela way ka qaalisan tahay!
Oday Reer Baadiye ah ayay noloshii ku adkaatay dhibkediina kabatay, wuxuuna goostay inuu Qaxo/ Katago Degaankii uu kunoolaa. Wuuna Qaxay isagoo katagay Reerkiisii, gurigiisii iyo Tuuladii uu kunoola...
View ArticleSawir gacmeed cajiiba: Isbaarooleyda cusub ee magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho, waxaa kasii bidhaameysa nabad iyo horumar, ayada oo laga nastay dagaaladii iyo dhibkii kooxda Al-Shabab, hase yeeshee waxaa ka socda dhib kale oo kasii darran kaas. Waxaa magaalada...
View ArticleDaawo Video: Bilicda Muqdisho ee 2013 waa sidan (Cajiib ahaa)
Muqdisho, waxa ay u baahan tahay oo kaliya nabad yar, haddii ay heshana uma baahna wax ka badan sanad, si ay si deg deg ah dib ugu soo noqoto bilicdeeda iyo horumrkii ay ku dhaaftay dhammaan qeybha...
View ArticleWAXAAN BADBAADIYEY NAF !!!!
( I SAVED A LIFE ) Laba Qubo ah oo ka mid ah Qubooyinka u Nool Badda Gunteeda ayaa waxay Saaxiib ku noqdeen sidii ay isaga Ilaalin lahaayeen Caddawgooda Koowaad ee Bani’aadam, waxay is Tusiyeen in ay...
View ArticleWarbixin iyo Video: Muqdisho Nolol iyo dib u soo kabasho dhab ah.
Haddii aad muddo dheer qurbaha ku ahayd dareen ku joog, ma ku noqotay dalkaada, mase soo booqatay Xamar? Waxaa kuu muuqanaya marka dhinac kasta la fiiriyo ammaan iyo horumar degdeg ah. Waxaa la arkayaa...
View ArticleSamsung oo daaha ka rogtay Galaxy S4, (Muxuu kaga duwan yahay S3?)
Shirkadda Samsung ayaa bishan Maarso 14-keedii Magaalada New York uga dhawaaqday Mobile-keedii muddada la sugayey ee Galaxy S4, kaas oo baddali doona Galaxy S3 oo soo baxay hal sano ka hor,...
View ArticleKISMAAYO:- Hal Booli ah oo Rag aan laheynin ay maalayaan “Taariikhda...
Aan dib u jaleecno sooyaalka taariikheed ee gobolka Jubbada hoose iyo sida markastaba gobolkaasi dad aan u dhalan ugu talin jireen, ayagoo afduubaayo dadka degaanka u dhashay, xuquuqdoodana dudsinaayo....
View ArticleDaawo: Fanaaniinta Ikraan Caraale & Qaboojiye oo Hees ku aflagaadeeyay...
Heestan ayaa ah mid suugaan haddii loo eego waqtigeedii la soo dhaafay, waayo Suugaantu waxay ka hadashaa saddex arrimood oo kala ah, Tagto wax la soo dhaafay, Timaado arrin la filayo, iyo Taagan oo ah...
View ArticleJawaab + Video: Kullanki Toronto ee lagu weeraray Beelaha Hawiye
Intiina aan horey uga aqrin ugana daawan Caasimada Online, Waxaa 20-kii February 2013 lagu daabacy video-ga kullan ka dhacay magaalada Toronto ee dalka Canada, kaasi oo qaar ka mid ah Beelaha Daarood,...
View ArticleMadaxweynaha Somalia ma waxa uu raali ka yahay in Badda Somalia lagu soo...
Warsaxaafadeed Maarso 15, 2013 uu shaciyey Xafiiska UN u qaabilsan Soomaaliya oo muujinaya in dhaqaale Soomaaliya la siiyo uu ku xiran yahay inay Soomaaliya ka tanaasusho xeerka Badda Soomaaliya ee Law...
View ArticleFAAN RAG IYO FIIRO DUMAR !!!!!
Waa saddex wiil. Waa guur-doon. Waa loollan. Gabadhu waa Shukri. Garasho iyo leh gar-soor. Waa bilic muuqato iyo billad loo tartamo. Shukri waxa ay maalmo badan soo dhageysatay oo ay mid mid ula...
View ArticleDaawo: Abdirisaq Garyare oo fanka ku soo galay hees cusub oo uu leeyahay
Fanaankan cusub ee lagu magacaabo Abdirisaq Ibrahim Garyare oo loo yaqaan ” Dajiya” oo ah nin la dhashay wariyaha caanka ee Soomaaliyeed Abdiweli Ibrahim Garyare ayaa fanka kusoo biiray caawa ,isagoona...
View ArticleDaawo: Prof. Samatar: Xamar waxaa ka jira “wixii aan Hawiye & Daarood ahayn...
Prof. Axmed Ismaciil Samatar ayaa ciil afka la furtay, isaga oo si aad ah u dhalillay siyaasadda Somalia, oo uu isaga ku qeexay mid qabiileysi ah, ayna xoog ku maamulaan laba qabiil oo ah Hawiye iyo...
View ArticleWareysi muhim ah: Nidaamka cusub ee waxbarashada Somalia I Abuzuhri
Assalaamu Calaykum. Maanta iyo qoraalkeena wuxuu kusaabsanyahay wareysi aan layeelanay Prof.Cumar Maxammad Warsame oo kamid yahay jiilkii ku soo aaday dagaalkii sokeeye ee ku xukunaa ‘dil waxbarasho...
View ArticleKashifaad: Halis qarsoon oo ku xeeran Hogaanka Nabad sugidda ee Qaranka (Yey...
Afeef: Ujeedada arrintan aan usoo bandhignay ma ahan mid wax loogu dhimayo dowladda, ee waxa ay tahay in wax la saxo, waayo haddii qaladaadcuka jira aan annaga oo warbaahinta ah sheegin, ma jirto cid...
View ArticleDaraasad: Caruurta daawata TV-ga oo arrin culus laga sheegay!
London – Daraasad cusub oo laga soo saaray dalka Ingiriiska ayaa digniin ka bixisay in caruurta yar yar ee daawada taleefishinka ay qatar ugu jiraan in ay noqdaan rag ama dumar balaayo ah. Daraasada...
View ArticleDaawo Sawirada: Goorma ayaa kuugu dambeysay muuqaalka Baydhaba?
Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, ayaa ah mid ka mid ah magaalooyinka ugu weyn ee dalka Somalia, uguna muhiimsan. Magaalada Baydhaba waxaa iminka ku sugan ciidamaada Ethiopia, oo la sheegay...
View ArticleDaawo Video : Xaasidnimada ciidanka Ruushka ee Xeebaha Somalia & Caqli xumada...
Labo Qiyaamo oo ka dhacday Xeebaha Bada Somalia ayaa ugu dambeeyntii isku badashay mid uu ku daatay dhiig fara badan. Burcad Badeed Soomaaliyeed ayaa Doon ka soo taagtay Calan dal kale si aan loo...
View ArticleDaawo Video: Muqdisho iyo sida xaal yahay xilliyada habeenkii
Bilihii u dambeeyayba ama ana iraahdo sanad’e, ammaanka magaalada Muqdisho, ayaa ahaa mid wax weyn uu iska beddelay, oo hagaagay, kadib markii laga adkaday kooxda Al-Shabaab ee inta badan magaalada...
View ArticleDaawo: Hees cusub: Xamar Caddey baan u xiisoonayaa iyo Cabdi Badil
Waa la heesaa, looma heeso. Xarako iyo Xikmad bay u baahan tahay marka hees lagu xarfeeyo Xamar Caddey iyo xeebteeda. Xaashaay’e Xilkase baa xagaas xubi ku dheehay, kuna soo xarkayeeyay Heeskii Xamar...
View Article