Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, ayaa ah mid ka mid ah magaalooyinka ugu weyn ee dalka Somalia, uguna muhiimsan.
Magaalada Baydhaba waxaa iminka ku sugan ciidamaada Ethiopia, oo la sheegay inay dhowaan ka bixi doonaan, inkasta oo dadaalo ay wadaan siyaasiyiin kasoo jeeda magaalada, si ciidankaasi aysan u bixin, oo Shabab aysan dib ugu soo noqon.
Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa sawirraddii ugu dambeeyay ee magaalada Baydhaba laga qaado ee nala arka.
Xuquuqda sawirada: VOA