Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Daawo Video: Muqdisho iyo sida xaal yahay xilliyada habeenkii

$
0
0

Bilihii u dambeeyayba ama ana iraahdo sanad’e, ammaanka magaalada Muqdisho, ayaa ahaa mid wax weyn uu iska beddelay, oo hagaagay, kadib markii laga adkaday kooxda Al-Shabaab ee inta badan magaalada gacanta ku heyn jirtay.

Taasi waxa ay albaabada u furtay maal gashi iyo in dad badan ay dib ugu laabtaan magaalada, ayna ka qeyb galaan kobicinta iyo horumarinta caasimada dalka.

Haddaba muuqaalkan waxa uu ku tusaya sida xaaladda nololeed ee magaalada Muqdisho ay tahay waqtiyada habeenka.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>