Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Sawir gacmeed cajiiba: Isbaarooleyda cusub ee magaalada Muqdisho

$
0
0

Magaalada Muqdisho, waxaa kasii bidhaameysa nabad iyo horumar, ayada oo laga nastay dagaaladii iyo dhibkii kooxda Al-Shabab, hase yeeshee waxaa ka socda dhib kale oo kasii darran kaas.

Waxaa magaalada qasay kuwo la yiraahdo ganacsato ooo dadkii dhiig miirinaya, islamarkaana nolosha ku ceejiyay.

Waxa ay wax walba ka dhigeen dollar, ayada oo haddaad ka qadeyso maqaayad ay ku sugeyso inaad bixiso lacag ku dhow 30 dollar iyo ku dhow.

Qofka aan heysan wax badan ama aan lacag badan meel ku ogeyn ay ku adag tahay inuu magaalada ku noolaado.

Ganacsatada waxaa iminka magaalada looga yaqaan isbaarooleyda cusub.

isbaaro


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>