Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Daawo Video: Bilicda Muqdisho ee 2013 waa sidan (Cajiib ahaa)

$
0
0

Muqdisho, waxa ay u baahan tahay oo kaliya nabad yar, haddii ay heshana uma baahna wax ka badan sanad, si ay si deg deg ah dib ugu soo noqoto bilicdeeda iyo horumrkii ay ku dhaaftay dhammaan qeybha kale ee dalka Somalia.

Magaalada, waxaa iminka ka jira nabad, waxaa sare u kacaya qiimaheeda, waxaa ka socda dhismooyin, waxabarashadii ayaa soo noqotay, islamarkaana ganacsi baaxad leh ayaa ka jira.

Haddaba daawo sida uu yahay muuqaalka Muqdisho iyo sanadda 2013, waa muuqaalo la isku keenay oo meelo badan kaa tusaya magaalka.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VIDEO-GA:


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>