Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Dhageyso: Aqoonyahano falanqenaya weerarki Maxkamadda G. Banaadir

$
0
0

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka, ee idaacadda VOA, ayaa waxaa looga hadlay weerarkii dhawaan loo geystay xaruntii Garsoorka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Weerarkaas ayaa waxaa ku dhintay 30 qof waxaana ku dhaawacmay 58 qof oo kale.

Waxaa Barnaamijka marti ku ah Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Adeegga Bulshada Jeneraal Bashiir Maxamed Jaamac “Bashiir Goobe” oo aqoon durugsan u leh arrimaha ammaanka, Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo ka tirsan Machadka Cilmi-baarista ee Heritage ee magaalada Muqdisho, iyo Col. Cabdullaahi Cali Macow oo waaya-aragnimo iyo aqoon durugsan u leh arrimaha ammaanka iyo nabad-sugidda.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>