Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

Video: “DF Soomaaliya ma qaadi karto tallaabo PUNTLAND aysan la socon”…

London (Caasimada Online) – Dood looga hadlayey in Soomaaliya ay sii ahaan karto federaal iyo in loo baahan yahay in laga gudbo oo la qaato nidaamka dowlad dhexe oo awood leh ayaa lagu qabtay Tv-ga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO VIDEO: Sida Soomaalida South Africa loo boobayo in canwaanimada

Cape Town (Caasimada Online) – Shacabka Koonfur Afrika ayaa boob xoogan u geystay dukaamo ku yaal magaalada Soweto, kuwaasoo ay leeyihiin Soomaali iyo ajaaniib kale oo dalkaasi u dhalan. Ciidamada...

View Article


Muqdisho oo ajaaniib ay la wareegeen shaqooyinka & Somalida oo shaqo la’

Tan iyo intii xasiloonida ay kusoo laabatay qeybo ka mid ah dalka, gaar ahaan caasimadda ayaa waxaa dalka yimid ajaaniib aad u badan oo soo shaqo tagay, kuwaasi oo ka yimid wadamada dariska qaarkood...

View Article

R/W CCC oo qiyaanay baarlamaanka! – Dhagarta Dam-Jadiid iyo dhibka taagan

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa lagu wadaa inuu ugu dambeyn ku dhawaaqo Gole Wasiiro oo ay ka soo dhexmuuqdaan afartii Wasiir ee horey Kutlooyinka Baarlamaanka u...

View Article

Daawo: Xasan iyo CC oo xildhibaanada la damacsan qorshe cajiib ah (VIDEO)

Muqdisho (Caasimada Online) – Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu soo dhisey Ra’iisul Wasaare Sharmarke ayaa laga shaki qabaa in Damjadiid ay boosas celis ah u hayaan dhalinyaro iyaga katirsan oo ku...

View Article


Daawo Muqdisho iyo xilliga habeenkii

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa si weyn isku badashay tan iyo Labadii Sanno ee u dambeysay kadib Isbadal dhinacyo badan leh oo magaalada laga her geliyay hadii ay ahaan laheyd dhinaca Dhismaha...

View Article

Warbixin: Al-Shabab oo Somalia looga xasuusan doono cudurrada dhimirka

Xukunkii al-Shabaab ee qaybo ka mida Soomaaliya ayaa in badan oo dadka kamida baday xanuun maskaxeed oo ay ka dhaxleen ciqaabaha adag ee ay kooxdu fuliso, ayuu dhakhtar dhaqameedka Sheekh Axmed Yuusuf...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO aan horey loo arag oo Aadan Adde Airport laga soo qaaday (Daawo)

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan, ayaa axaddii (January 25 2015) si rasmi ah u furay terminal-ka caalamiga ah ee garoonka Aadan Cadde International Airport ee...

View Article


Video: Mataano Somali ah oo ka tirsan ISIS oo tababar ku qaadanaya SYRIA

Syria (Caasimada Online) - Mataanaha Britishka ah balse asalkooda kasoo jeeda Somalia ee Zahra iyo Salma Xalane ayaa kasoo dhex muuqday muuqaal video ah iyagoo qaadanaya tababar iyo qaabka loo fuliyo...

View Article


Daawo Qorshe caqabad ku noqon kara siyaasadda DF oo Muqdisho ka socda

London (Caasimada Online) – Xiriirka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ayaa u muuqda mid shaki galinaya mustaqbalka dalka, iyada oo tagisti Muqdisho ee 3 M/weyne goboleed ay soo...

View Article

Daawo Muuqaal: WASIIR Somaliland ka tirsan oo sir badan kashifay (La-yaab)!

London (Caasimada Online) - Wasiirkii Kaluumaysiga, kheyraadka badda iyo Horumarinta dekadaha Somaliland ee xukuumaddii Kulmiye Dr Maxamed Yaasiin Xassan ayaa ka dhawaajiyey in xukuumadda Siilaanyo ay...

View Article

Beesha Jidle oo soo dhaweysey Wasiirka cusub ee Sportska

Beesha jidle oo kamid ah beelaha Soomaalida ayaa si weyn usoo dhaweeyey wasiirka dhalinyarada iyo sportska ee DFS mudane Maxamed Cabdullahi Xassan Nuux, iyaga oo u rajeeyey inu noqdo mid booska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

XASAN SHEIKH oo ku dhacay shirqool siyaasadeed oo ay u maleegtay AALA SHEEKH...

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa soo idlaaday xasaasiyaddii siyaasadeed ee soo curyaamisay In la helo xukuumad tayo leh oo shaqeysa afartii bilood ee la soo dhaafay. Haddaba, waxaa is weydiin mudan;...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muuqaal cusub 2015: Muqdisho nolol & dib u soo kabasho dhab ah‏ (Daawo)

Muqdisho (Caasimada Online) - Haddii aad muddo dheer qurbaha ku ahayd dareen ku joog, ma ku noqotay dalkaada, mase soo booqatay Xamar? Waxaa kuu muuqanaya marka dhinac kasta la fiiriyo ammaan iyo...

View Article

Video: Sirta ka dambeysa MUQDISHO iyo dulmiga ay ku qabto FEDERAALKA

Muqdisho (Caasimada Online) - Gobolka Banaadir waxaa ku taal caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, dowladda dhexe in muddo ahba waxay ka leex leexanaysay in maqaam sax ah loo helo caasimadda iyo in...

View Article


VIDEO: Muuqaalka Muqdisho & Maanta

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho & Isbadalkii u dambeeyay oo aad ka arki karto muuqaal maalmo ka hor laga soo duubay Muuqaalka guud ee Magaalada iyo sida ay tahay maanta. Isma dhaheysid...

View Article

Muqdisho oo xuquuqdeedii weysay !!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada caasimadda u ah dalka ee Muqdisho ayaa waxaa ay marka dhinac laga fiiriyo xuquuqdeedii ku la’ dahay federal-ka, waxaana gobollada kale oo dhan ay yihiin kuwo...

View Article


Warbixin: Al-Shabab oo Somalia looga xasuusan doono cudurrada dhimirka

Xukunkii al-Shabaab ee qaybo ka mida Soomaaliya ayaa in badan oo dadka kamida baday xanuun maskaxeed oo ay ka dhaxleen ciqaabaha adag ee ay kooxdu fuliso, ayuu dhakhtar dhaqameedka Sheekh Axmed Yuusuf...

View Article

Daawo Muuqaal: Sirta ka dambeysa cida hor taagan Maamulka G/dhexe.

London (Caasimada Online) - Dood looga hadlay xaaladda gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa lagu lafa guray qalalaasaha siyaasadeed ee G/dhexe, iyada oo ay jiraan khilaaf ka dhex jira dadka...

View Article

Daawo: MUQDISHO & Horumar Cusub

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka soconaya Horumaro dhinacyo badan leh kuwaas oo qeyb ka ah dib u soo celinta Bilicda Magaalada Muqdisho. Muqdisho waxaa dhawaan ka bilaabmay qorsho...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>