Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Video: Sirta ka dambeysa MUQDISHO iyo dulmiga ay ku qabto FEDERAALKA

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Gobolka Banaadir waxaa ku taal caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, dowladda dhexe in muddo ahba waxay ka leex leexanaysay in maqaam sax ah loo helo caasimadda iyo in Barlamaanka uu meel mariyo maqaamkii gaarka ahaa ee muqdisho. In ka badan 3 milyan oo degan gobolka banaadir ayaa ku dulman nidaamka federaalka iyada oo aad moodo inay magan u yihiin dowladda dhexe oo aaney aayahooda ka tashan karin. Haddaba yaa hortaagan danta gobolka barnaamijka doodda Royal ayaa lagu falan qeeyey iyada oo lagu cadeeyey dulmiga u gaarka ah dadka muqdisho.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>