London (Caasimada Online) – Dood looga hadlayey in Soomaaliya ay sii ahaan karto federaal iyo in loo baahan yahay in laga gudbo oo la qaato nidaamka dowlad dhexe oo awood leh ayaa lagu qabtay Tv-ga Royal ee xaruntiisu tahay London.
Intii ay socotay doodda ayaa lagu soo qaadey cida federaalka ay dan ugu jirto waxaana qaar kamid ah ay soo qaadeen in Puntland la’aanteed aysan dowladda dhexe qaadi karin talaabo, oo ay ku qasban tahay inay qanciso Puntland.
Halkan hoose ka daawo