VIDEO: Xusuusta Xilkaskii la xasuuqay – Shaamow Hotel (03.12.2009) (Daawo)
Shan Sano ka hor (03.12.2009) Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay dhacdooyinkii waayaha tii ugu xanuunka badneyn, waxaana mar qura Munaasbad Farxad iyo tamashle ku bilaabatay lagu afjaray biliyo Dhiig...
View ArticleVideo: Imaamka masjidka xaramka oo si dirqi ah ku idleeyey tujintii salaadda
Makka (Caasimada Online) – Imaamka Masjidka barakeysan ee Xaramka Maka Al-Mukarama Sheikh Abdul Rahman Sudaysi, ayaa dirqi ku dhameeyay salaadii Maqrib ee khamiistii lasoo dhaadhay, kadib markii uu...
View ArticleVideo: Sirtii Al-Shabab ee Muqdisho oo banaanka timi (Raggii dilay Saado Cali...
Muqdisho (Caasimada Online) - Shabakaddii ugu weyneyd ee Al-Shabaab ugu qaabilsaneyd dilalka qorsheysan ee Muqdisho oo dhowaan ay qabteen ciidamada nabad-sugidda dowladda Somalia, ayaa wareysiyo xiiso...
View ArticleVideo: Al-Shabaab oo soo bandhigtay wareysi ay ka qaaden wiil uu Faroole u...
Muqdisho (Caasimada Online) - Horraantii bishii March ee sanadkan, ayaa kooxda Al-Shabaab waxa ay degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose ku toogteen wiil uu adeer u yahay madaxweynihii hore ee...
View ArticleCCC Sharma’arke oo la magacaabayo: Mustaqbalkii Somalia oo la afduubtay
Muqdisho (Caasimada Online) - Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo ah safiirka Soomaaliya iminka u fadhiya Mareykanka, ayaa lagu wadaa in loo magacaabo ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, sida...
View ArticleXasan oo qarka usaaran inuu ku dhaco shirqool uusan ka badbaadi doonin !!!
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay majaraha u hayaan kooxda Damujadiid iyo shaqsiyaad kale oo ugu xiran qaab qabiil, wuxuu nasiib u yeeshay inuu noqdo madaxweyne si isdaba...
View ArticleTahniyad dhalasho oo farxad badan !!
Aabe Mohamud Mohamed Hooyo Safia Mohamed Hooyo Madiino Muhamad Shamsa Mohamed Anab Mahamud Sahra Mahamud Abdinasir Mahamud Ahmed Cali Sheikh Abdullahi Mohamed Dhammaan dadkaasi waxa ay tahniyad kal iyo...
View ArticleMaxay Cumar Cabdi Rashiid iyo NUUR Cadde ka mideysnaayeen (Xog-warran)
Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisul Wasaarayaashii Dawladihii KMG ahaa ee Nuur Cadde iyo Cumar Cabdirashiid waxay ahaayeen labo Ra’iisul wasaare oo lahaa dabeecado isku mid ah. Dabeecadahaa waxaa...
View ArticleCumar Cabdirashiid oo QM u gudbiyey warqad ka ilmeysiineysa Somali kasta
Muqdisho (Caasimada Online) – Ayada oo lagu wado in Cumar Cabdirashiid loo magacaabo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, ayaa Caasimada Online, oo muddo ka qeyb qaadaneysay difaaca badda Somalia, waxa ay...
View Article“Imisaad wadani tahay 100%?”: 20-kan arrin iska eeg kadibna ogow Jawaabta
20-ka Astaamood Ee Wadaniga Dhabta Ah! “Imisaad wadani tahay 100%?” Qodob waliba waa 5 dhibcood (20×5=100%) 1- Neceb dhib qof/dad Soomaali ah haysata 2- Jecel horumarka gobolada dalka oo dhan 3- Jecel...
View ArticleSawirradaan ayaa kugu filan si aad u aragto horumarka MUQDISHO (Daawo)
Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxaa saddexdii sano ee ugu dambeysay ka socday horumar aad u baaxad weyn, oo mararka qaar u muuqda mid caqliga ka baxsan marka...
View ArticleSAWIR CAJIIB ah: R/W Cumar C/rashiiid Cali “Wallee cayaar waa gelin dambe”
Muqdisho (Caasimada Online) - Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa sawir gacmeed cajiib ah ka sammeeyey dhaarintii Cumar Cabdirashiid Cali Sharaamrke ee ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Amiin...
View ArticleSakariye Ismaaciil saameyn ceynkee ah ayuu ku dhex lahaa kooxda Al-Shabab
Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo ay Maleeshiyada Alshabaab beenisay in Madixii hore ee Sirdoonka Alshabaab u qaabilsanaa Geeska afrika Sakariye Ismaaciil Axmed Xirsi, ayaa waxaa soo baxaayo warar...
View ArticleAmiin Arts oo soo saaray hees cusub (Codkii CC iyo Music Faarax C/qaadir)
Muqdisho (Caasimada Online) - Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa soo saaray hees farashaxan ah oo cusub. Heesta oo ah heeskii “Daruuraha Hillaaciyo” ee Cabdalla Yuusuf Hanuuniye, ayaa Amiin Waxa uu ku...
View ArticleFaaqidaad: Maxaa lagu maagay Col. Ali Adan Xumad (Soomalida oo loo gefay)
AMISOM ayaa warsaxaafadeed ka soo baxay 27-kii December waxaa lagu sheegay in Colonel Cali Aadan Xumad oo u dhashay dalka Jabuuti aanu ahayn afhayeenka AMISOM. War saxaafadeedka oo loo qoray qaab...
View ArticleVideo: Fallanqeyn iyo xog ku saabsan khilaafka Xasan Sh. iyo CCC Sharmaare
M/weynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud iyo R/wasaare Cumar Abdirashiid ayaa isku mari la weli sida loosoo xulayo xubnaha golaha xukuumadda, iyada oo ay jirto xusul duub ay koox walba ku doonayso in...
View ArticleDaawo Video: Is-beddelada Muqdisho iyo waddooyinkeeda cajiibka noqday
Muqdisho (Caasimada Online) – Dhowrkii sano ee ugu dambeeyey waxaa magaalada Muqdisho ka jiray is-beddelo weyn oo dhinac horumarka ah, kadib sanado badan oo colaado ay magaalada la degeen. Muuqaalkii u...
View ArticleRa’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo hal xubin kaliya ku darsaday g/wasiirada !!
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali “Sharma’arke oo ku dhawaaqay xukuumad ka koban 60 xubnood oo wasiiro hore oo badani ku jiraan ayaa la xaqiijiyay inuu xukuumadaasi ku...
View ArticleDAAWO VIDEO: Xukuumadda cusub oo xaal uu ku xun yahay (Maxaa cusub?)
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirada cusub ayaa qaarkood lagu dhaliilay wax-qabad xumo, iyada oo raja aan wanaagsanayn laga muujiyey in xildhibaanada Barlamaanka ay kalsooni siiyaan....
View ArticleArag: Sawir qosol badan oo muujinaya jahwareerka haysta CCC Sharmaarke
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa shalay kala diray xukuumaddiisa cusub kadib markii ay taageero ka weysay xildhibaanada baarlamanka...
View Article