Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Amiin Arts oo soo saaray hees cusub (Codkii CC iyo Music Faarax C/qaadir)

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa soo saaray hees farashaxan ah oo cusub. Heesta oo ah heeskii “Daruuraha Hillaaciyo” ee Cabdalla Yuusuf Hanuuniye, ayaa Amiin Waxa uu ku daray sawir gacmeedyo dhaqaaqaya, oo ah Faarax C/qaadir oo tumaya music iyo ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo heeska ku luuqeynaya.

Halkan hoose ka daawo.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>