Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

“Imisaad wadani tahay 100%?”: 20-kan arrin iska eeg kadibna ogow Jawaabta

$
0
0

20-ka Astaamood Ee Wadaniga Dhabta Ah!

“Imisaad wadani tahay 100%?”

Qodob waliba waa 5 dhibcood (20×5=100%)

1- Neceb dhib qof/dad Soomaali ah haysata
2- Jecel horumarka gobolada dalka oo dhan
3- Jecel nabad dalkoo dhan wada camimta
4- Neceb qof Soomaali ah in ajinabi dulmiyo
5- Jecel dhaqankiisa & Soomaalinimadiisa
6- Neceb faragalinta aan daruuriga ahayn
7- Neceb dulminta maatada & masaakiinta
8- Neceb yasidda Gabooyaha & Jareerta
9- Neceb u laan-dheeraynta beesha 5aad
10-Neceb mooryaanta, dhaca & kufsiga
11-Neceb xagjir diimeedka & isqarxinta
12-Jecel midnimada & walaalnimada
13-Jecel isu tanaasulka & awood-qaybsiga
14-Jecel difaaca dalka, dadka & diinta
15-Neceb musuqmaasuqa & booli-qaranta
16-Neceb kalitalisnimada & xukun boobka
17-Neceb eexashada & qaraabo kiilka
18-Jecel badbaadinta la haystayaasha
19-Jecel u gurmashada masiibooyinka
20-Neceb beeshiisu inay dulmi gaysato

Haddaad ku dhacdo #20 waa -50 dhibicood!

W/Q: Axmed-Assad
Facebook.com/Axmed.Assad, Twitter.com/AxmedAssad,
Facebook.com/Muritoor, Ahmedy98@yahoo.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>