Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ILA ARAG: XEELAAD aan ka yaabay oo xatooyada Muqdisho kusoo korortay!!

Tuug waxaa la yiraa qofka had iyo goor isku howla qaadashada hantida dadka kale isagoo adeegsanaya xeelada qarsoon oo uu wax ku qaadanayo. Waxaana xeeladahaas oo xatooyo loo yaqaan ay yihiin kuwo aad u...

View Article


Gabar Indha la’ oo ka sheekeysay qiso Jaceyl oo oo soo martay (Dhageyso)

Hargeysa (Caasimada Online) – Xaawa Jaamac Cabdi waa gabar ku dhalatay arag la’aan, waxay ku nooshahay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Xaawo ayaa waxay ka sheegeysay dhacdo xiiso...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

FARRIIN KU SOCOTA QUBUURAHA !!!!

Sida caadada ii ahaydba markuu waagii soo dillaacay ayaan gurigeyga kasoo tallaab qaaday anigoo usoo gucleynaya goobtii Shaqadeyda . Maalintu waxbana iigama duwana maalmaha kale, waa un sidii xaalku...

View Article

Aqriso gabaygii loo xiray korneylkii ee fashiliyey fadeexadda DFS + Dhageyso

Muqdisho (Caasimada Online) - Colonel Cismaan Cilmi Guure (Cukaash) oo kamid ah saraakiisha cidamada xooga dalka Soomaaliyeed, horena usoo noqday taliyihii ciidamada ilaalada Madaxtooyada xiligii...

View Article

Muqdisho oo ay kasoo baxeen 4 koox oo si cajiib ah ula dagaalaya Shabaab

Ururrada bulshada rayidka ah ee Soomaaliya iyo hoggaamiye diimeedka ayaa iska kaashanaya in ay bilaabaan olole wacyi-galin ah oo looga golleeyahay in lagula dagaallamo aydiyoolajiyadda xagjirnimada ee...

View Article


Shaxdii Kenya – Shirqoolka Ethiopia & shaf garaaca Uganda (Khilaaf waa kow)

Dowladaha Kenya iyo Ethiopia ayaa dagaalkiisa Siyaasadeed dhiirigelin ku siiyay Ra’iisul Wasaare Cabdi wali Axmed. Kaadiriinta Damujadiid iyo Madaxweyne Xasan Sheekh xaaladu waa ku adag tahay oo xaalka...

View Article

VIDEO: Yaa is dhahaya Muqdisho ayaa sidaan noqotay muddo 23 sano kadib

Magaalo Madaxda Caasimada ee Muqdisho waxeey dib u heleysaa Labadii sanno ee ugu dambeysay horumar iyo Bilicdeedii Bariisamadka waxaa dib loo arkayaa wax yaabo ugu dambeeyay Magaalada waagii dowladii...

View Article

Cilmiga qariban ee culimo falsafadeed ku jira, duni aafeysan baa laga dhaxlaa

AFEEF Waxaan halkan ku soo bandhigi doonaa qormooyin  is xiga oo aan jeclahay inay Muddo socdaan oo aan kaga hadli doono sida cilmiga qaldama uu u qaribi karo dunida, iyo sida aqoonyahanka ugu soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ISKA FIIRI: Sidee ayaa ku garan kartaa xirriirada dhiig-miiradka ku dhisan?‏

Waxyaabaha aan barashada psychology ka faa’iiday waxaa ka mid ah barashada qandho nafsaani ah oo la yiraahdo Narcissistic Personality Disorder (NPD)  sidaa darteed waxay ila tahay inuu yahay macluumaad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHULKU dhibic ma dhamo (Mucjisada Koonka iyo xaqiiqooyin aadan ogeyn)

Saddexdan xiddig waa hal bah oo ka wada tirsan Galaxy-ga Milk way. 1. Waa Cadceedda iyo bahda ay mideysay ee Meereyaasha. Waxaad arki karaysaa dhulka intuu la eg yahay marka Cadceedda loo eega....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

VIDEO: DHULKU Miyuu ku wareegtaa CADCEEDDA? (MUCJISDA ISLAAMKA)

Dhulku waa meere Mucjis ah oo  kamid ah meereyaasha ku mideysan xiddigta Cadceedda. Waxaa loo yaqaan bahda uu ka tirsan yahay Solar System (Bahda ay Cadceeddu mideysay). Waxbadan inkastoo muran uu ka...

View Article

Video: Amiin Camir oo hees farshaxan qosol leh ka sameeyey Xasan & C/Weli

Muqdisho (Caasimada Online) - Farshaxamiiste Amiin Caamir ayaa muuqaal ciyaareed farshaxan ah aadna u qosol badan saaray heesta “dhac dhac waa kaa dhammaatayee” ee uu qaado fanaanka Saalim Saciid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas, Axmed Madoobe & Shariif Xasan oo diyaariyey qorshe halis ah oo 2016 ku...

Muqdisho (Caasimada Online) - Caasimada Online ayaa ogaatay inuu jiro iskaashi iyo heshiis siyaasadeed qarsoodi ah oo u dhaxeeya maamullada Puntland, Jubaland iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo dhowaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

C/Weli Gaas oo aflagaado & hanjabaad isugu daray Xasan iyo xildhibaanada

Muddo bil ah ka badan ayay ku qaadatay in madaxweynaha maamulka Puntland uu ka hadlo khilaafka ka dhex oogan madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaare Cabdi Weli, ama haddaan sida ku habboon u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

XASAN SH: Qeyb-maran, qeyb-buuxa – (Dooda ka taagan Faarax Cabdiqaadir)

Qeyb-maran, Qeyb-buuxa (Half-empty, Half-full) – Waa hab guud oo uu qofka wax ku cabiro. Macnaha waxa uu yahay marka aad aragto koob ay biyaha ku jiraan taagan yihiin dhexda, ma qeyb ayuu maran yahay,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHAACIN: Maxaad ka taqaan afarta nin ee daaha gadaashiisa ka haga C/Weli?

Muqdisho (Caasimada Online) -  khilaafka dhex yaalla madaxda dalka ee u gudbay Barlamaanka ayaa la ogaaday ragga soo maleegay bilowgiisa iyada oo qaabab kala duwan ula taliya RW C/wali Sheekh Axmed si...

View Article

Video: Muqdisho oo Iftiin kabeenkii dib u heshay kaddib markii dayactir lagu..

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa muddo 23 sano kadib waxeey dib u heshay in magaalada oo idil laga hir geliyo nalal cad-ceeda ku shaqeeya oo habeenkii daarmaya...

View Article


Xog cusub: Maxaa sababay is-bedelka ku yimid C/Weli iyo xulafadiisa (Video)

London (Caasimada Online) - Xildhibaannada taageersan ra’iisul wasaare Cabdi Weli ayaa ugu dambeyn ogolaaday in mooshinka ka dhan ah xukuumadda la horkeeno baarlamanka, kadib markii ay saddex goor...

View Article

Video: Amiin Arts oo soo saaray HEES cusub (Xasan oo C/Weli ku leh: Bacdii...

Muqdisho (Caasimada Online) - Farshaxamiiste Amiin Caamir ayaa soo saaray hees sawir gacmeed ah oo ka hadleysa mooshinada baarlamanka Soomaaliya iyo loolaanka Xasan Sheekh iyo Cabdi Weli. Heeskan ayaa...

View Article

Magaca محمد oo taariikh ka dhiggay UK

London (Caasimada Online) – Sida uu Daabacay Website lagu magacaabo BabyCente, daraasad cusub ayaa muujisay in magacyada Maxamed ay ugu badanaayeen caruurta loo bixiyay Magacyadda ee ku dhalatay Dalka...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>