Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Video: Amiin Arts oo soo saaray HEES cusub (Xasan oo C/Weli ku leh: Bacdii Madoobeedaa bannaanka kuu taallee)

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Farshaxamiiste Amiin Caamir ayaa soo saaray hees sawir gacmeed ah oo ka hadleysa mooshinada baarlamanka Soomaaliya iyo loolaanka Xasan Sheekh iyo Cabdi Weli.

Heeskan ayaa waxaa ku luuqeeya fanaanka Saalim Saciid Saalim. Laxanka iyo muusikada heesta waa heestii “Bacdii Madoobeedaa banaanka kuu taal”, waxaase laga beddelay erayada. Waxaa heeskan ku xarakeenaya Xasan Sheekh oo u faanaya Cabdi Weli.

Halkan hoose ka daawo heesta oo loogu magac dara “MOOSHINKA”


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>