Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Video: Amiin Camir oo hees farshaxan qosol leh ka sameeyey Xasan & C/Weli

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Farshaxamiiste Amiin Caamir ayaa muuqaal ciyaareed farshaxan ah aadna u qosol badan saaray heesta “dhac dhac waa kaa dhammaatayee” ee uu qaado fanaanka Saalim Saciid Saalim.

Heeskan ayaa waxaa ku dhex ciyaaraya madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Cabdi Weli Sheekh, waxaana ay ka tarjumeysaa khilaafka xooggan ee ka dhex oogan labad nin.

Halkan ka daawo.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>