Sidee ayey dastuurka ugu kala awood badan yihiin madaxda DF? + Awooddii XASAN...
Madaxweynaha DF Soomaaliya Mr Xasan Sheikh Mohamud wuxuu markasta ku celceliyaa inuu isagu mas’uul ka yahay wixii ka qaldamay DF Soomaaliya mudadii ay soo jirtay, Shacabka Soomaaliyeed waxaa ay is...
View ArticleIs-bar-bar dhig: Maxay Xasan Sheekh & Sheekh Shariif ku kala duwan yihiin?
Labada Madaxweyne ee ugu danbeeyay ee kala ah Sheikh Shariif iyo Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Sheikh labaduba waxaa ay ka mideysan yihiin inay ahaayeen markii ay xukunka qabanayeen labo nin oo...
View ArticleVIDEO: Magaalada Muqdisho ma ku ogeyd Horumarka Nuucani ah. (Daawo)
Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa aad uga soconaya Horumar dhinacyo badan leh kaasoo isugu jira dhinaca dhismooyinka iyo Ganacsiga. Muuqaalkani oo aan hubo in aad ka heli doontaa ayaa ah...
View ArticleVideo: SHEEKH UMAL oo jawaab culus ka bixiyey buug uu qoray nin Somali ah
Nairobi (Caasimada Online) – Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa si kulul u naqdiyay buug uu qoray Qoraa Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil,...
View ArticleVideo: Shidaalka Somalia & shirqoolka Kenya (Daawo Xog-waryesi xaaasi ah)
London (Caasimada Online) – Eng. Rashiid Qaasim oo ku takhasusay arrimaha shidaalka/Batroolka oo waraysi siiyey Telefishanka Somali Channel ayaa ka hadlay taariikhda bartoolka Soomaaliya iyo arrimo...
View ArticleDaawo: Sambaloolshe oo ka hadlay xil qaadistiisa, arrin yaab lehna shaaciyey
Muqdisho (Caasimada Online) - Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugidda qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Sambaloolshe, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xilka qaadistii lagu sammeeyey. Madaxweynaha...
View ArticleSir ku saabsan khayraadka Somalia iyo boobka lagu hayo (Video muhiim ah)
Columbus (Caasimada Online ) - Dalka Soomaaliya waxaa allaah uu ku maneystay kheyraad tira badan oo nooc walba leh, oo ka dhigi kara mid ka mid ah kuwa ugu hodansan dunida, haddii laga faa’iideysto. Si...
View ArticleDaawo barnaamijka WARGELIN SHOW
Barnaamijka Wargelin Show, waa barnaamij toddobaadle ah oo aad u xiisa badan, kaasi oo mar walba looga hadlo waxyaabaha muhiimka ee Soomaalida quseeya. Toddbaadkan waxaa barnaamijka uu ku saabsan yahay...
View ArticleMaxaa kaa qarsoon oo ka jira dekedda Muqdisho (Sir xasaasi ah oo yaab leh)
Dekedda Magaalada Muqdisho waxaa ka jira mid ka mid ah dhiig miirashooyinka laga argagaxo ee ka jira dalka Soomaaliya. Musuqmaasuqyada ka jira Muqdisho oo Masuuliyiinta DF Soomaaliya maamusho ma ahan...
View ArticleVIDEO: Muqdisho sidaan maku ogeyd?
Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo isbadal xoogan oo dhan walba ah uu ku yimid ayadoo Magaaladu ay wax weyn iska badaleyn oo dhinaca amaanka iyo horumarka magaalada. Muuqaal aad ka dhex arki doonto...
View ArticleVIDEO: Barnaamijkii WARGELIN SHOW
Barnaamijka Wargelin Show, waa barnaamij toddobaadle ah oo aad u xiisa badan, kaasi oo mar walba looga hadlo waxyaabaha muhiimka ee Soomaalida quseeya. Toddbaadkan waxaa barnaamijka uu ku saabsan yahay...
View ArticleVideo: Horumarka Muqdisho & Maanta
Magaalada Muqdisho waxeey cagta saartay wadadii horumarka iyo dib u dhiska kadib sanaddo badan oo burbur iyo dagaal hareeyay, Waxaa haatan kuu muuqanaya isbadal iyo dib u soo kabasho dhan walba leh....
View ArticleAMIIN Caamir oo sawirkii ugu qosolka badnaa ka sameeyey Xasan & Faarax
Muqdisho (Caasimada Online) – Amiin Caamir, ayaa sawir gacmeed xiiso leh ka sammeeyey sida hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Damul-Jadiid Faarax Cabdulqaadir uu u hoggaaminayo dowladda federaalka Soomaaliya....
View ArticleSawirro iyo Documents: Fadeexad ka dhalatay Passport dimlomaasi oo ay DF...
Dowladda Bulgaria ayaa gacanta ku dhigtay bishan September 01, nin ka ganacsada Daroogada, una dhashay dalka Turkiga, kaasoo watay Baasaboor Diblomaasi Soomaali ah iyo warqad magacaabid ah oo...
View ArticleSidee ayey dastuurka ugu kala awood badan yihiin madaxda DF? + Awooddii XASAN...
Madaxweynaha DF Soomaaliya Mr Xasan Sheikh Mohamud wuxuu markasta ku celceliyaa inuu isagu mas’uul ka yahay wixii ka qaldamay DF Soomaaliya mudadii ay soo jirtay, Shacabka Soomaaliyeed waxaa ay is...
View ArticleXog-warran: Xaqiiqooyinka qarsoon ee xildhibaanada Mudullood ugu jira BFS
Xildhibaannimadu waxay ka dhigantahay metelaad buuxda oo uu Mudanaha xilkaas hayaa Bulshada uu magacooda kursiga ku fadhiyo ku matalayo Masraxyada Siyaasadeed ee go’aannada xasaasiga ah oo Bulshooyinka...
View ArticleDaawo: Muqdisho iyo isbadalka cusub
Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay ka soconayaa horumaru dhinacyo badan leh marka loo fiiriyo Sanadihii ugu dambeeyay, ayadoo sanadkaan Magaaladu ay ku soo badanayaan magaalada wax yaabo...
View ArticleVideo: Shirarka London & shirqoolada qarsoon ee loogu maleegay SOMALIA
Columbus (Caasimada Online) – Shirarkii Soomaaliya loogu qabtay London ,waxaa sida la sheegay ay ahaayeen shirar la doonayey in kaalmo caalami ah loogu uruuriyo Soomaaliya, si dalka uu dib cagihiisa...
View ArticleFallanqeyn: Gefkii & sharci-darradii uu C/Weli ku galay heshiiskii Puntland...
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaare Cabdi Weli oo hogaaminaya wafti ay kamid yihiin Wasiirada Qorsheynta iyo Tacliinta sare Saciid iyo Ducaale iyo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Somalia...
View ArticleMUQDISHO oo federaalka laga saaray
Inkasta oo beesha Abgaal ay shaacisay inay maamul u dhiseyso gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe, haddana waxaa qorshahaas caqabad ku ah oo diiday madaxweynaha Soomaaliya, oo tan iyo markii la...
View Article