Columbus (Caasimada Online ) - Dalka Soomaaliya waxaa allaah uu ku maneystay kheyraad tira badan oo nooc walba leh, oo ka dhigi kara mid ka mid ah kuwa ugu hodansan dunida, haddii laga faa’iideysto.
Si kastaba, kheyraadkaasi ayaa waxaa had iyo goor lagu hayaa boob aysan inta badan bulshada Soomaalida ka war-hayn.
Cabdi Salaam Xaaji Ismaaciil, oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyey TV ku yaalla gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxa uu shaaca kaga qaaday sir ku saabsan boobka lagu hayo kheyraadka Soomaaliya.
Halkan ka daawo wareysiga
Caasimada Online
Xafiiska Minneapolis
caasimada@live.com