Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guul: Daawo Sawirrada Somalia oo suuf laga soo saaray iyo bilicda beeraha...

Afgooye (Caasimada Online) - Hay’adda D.O.C oo ah hay’adda horumarinta beeraha oo dhawaan beeraleey Soomaaliyeed u qaybisay Suuf oo markii hore dalka dibadiisa laga keeni jiray ayaa waxa ay beeraleyda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawir gacmeedka Amiin: PUNTLAND oo xiriirka u jareysa Mareykanka (Xanaaq)

Garoowe (Caasimada Online) - Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa sawir qosol badan ka sammeeyey siyaasadaha Puntland ee ku dhisan hanjabaadda iyo xiriir u jaridda dowladda Soomaaliya, haddii aan sida ay...

View Article


Muqdishow iyo Ibnu Battuuta (Qeybtii 3-aad)

Muqdishow iyo Ibnu Battuuta Socdaalkii Ibnu Battuuta 1325-1354 Tarjume: Xassan Xayle Qaybta Saddexaad: gabagabda socdaalkii Ibnu Battuuta ee Muqdishow Kulanka Mashuurada Kowaad & labaad Qaabkaas...

View Article

Magacyada iyo beelaha 25 siyaasiyiin iyo ganacsato ah oo ay DF weerareyso

Muqdisho (Caasimada Online) - Caasimada Online ayaa xog ka heshay qaar ka mid ah shaqsiyaadka ay Wasaarada Amniga dowladda federaalka qorsheeneyso inay guryahooda weerarto, si hubka looga soo qaado....

View Article

Daawo: Sheekh SUDAYSA oo ka hadlay arrin aan looga barran oo muhiim ah

Makkah (Caasimada Onine) - Sheekh Cabdi raxmaan Sudeysa, Imaamka Xaramka ayaa khudbadii Jimcaha waxaa uu aad uga hadlay arrin inta badan soo hadal qaadin oo ah siyaasadaha cusub iyo kooxaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amiin Caamir oo sawir qosol badan ka sammeeyey Faarax C/qaadir iyo Gaas

Muqdisho (Caasimada Online) - Amiin Caamir ayaa soo saaray saddex sawir gacmeed oo qosol badan, oo uu ka kala sameeyey Faarax Cabdulqaadir iyo damaciisa ku aadan inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya,...

View Article

Warqad sir ah: Puntland iyo shaxda ay cayaareyso 2016 + sida ay rabto in loo...

Garoowe (Caasimada Online) - Maamulka goboleedka Puntland ayaa la yimid, soona habeeyey qorshe damaaci ah, oo ku saabsan sida loo qeybinayo kuraasta xildhibaanada Baarlamaanka sanadka 2016, iyadoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIR: Xeelad cajiib ah oo MUQDISHO laga billaabay si hubka looga qariyo DF

Muqdisho (Caasimada Online) - Amiin Caamir ayaa sawir gacmeed qosol badan ka sammeeyey xeelad cusub oo ay dadka hubka ku dhex haysta magaalada Muqdisho ay billaabeen, si ay hubka u gala baxaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DF oo ku dhaqaaqday arrintii badda ee laga cabsida qabay, tagtayna HAGUE

Hague (Caasimada Online) - Dowladda Soomaaliya ayaa maxkamadda ugu sarreysa QM weydiisatay inay go’aan ka gaarto xuduud badeedka ay la wadaagto Kenya, Caasimada Online ayaa xaqiijin karta. Dowladda...

View Article


Sirta ku duugan dacwaddii DF Somalia ay gelisay badda (Heshiis qarsoodi ah)

Magaceygu waa Avv. Dr. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed “Tallman” Waxaan ahay sharciyaqaan caan ka ah dalka iyo dibeddaba. Arrinka dacwadan badda ku saabsan oo lagu furay Kenya, waxaan ka oranayaa laba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dacwaddii ay DFS ka gudbisay BADDA oo la helay iyo arrin halis ah oo ku jirta

Dacwadda DFS u gudbisey Hague waa mid lagu tirtirayo Law no. 37, laguna xagal daacinayo Baarlamaanka Soomaaliya? Maxkamadda Qaramada Midoobey (QM) ee Hague ayaa website-keeda ku daabacday dacwaddii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GABAR 18 sanno jir ah oo ay dantu ku qasabtay inay guursato EEY (Sawirro)

New Delhi (Caasimadda Online) – Gabar ayaa guursatay eey si ay uga farxiso qoyskeeda, kuwaasoo filaya haddii ay sidaan sameyso inay iska ridi doonto habaar ay aamisan yihiin inuu ku dhacay. Ka dib...

View Article

DHAGEYSO: Sacuudiga oo ka fekeraya rarista qabriga nabi Muxamad NNKH

Madiina (Caasimada Online) – Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa si weyn looga hadalhayay warbixnno ay qoreen wargeysyo waaweyn oo ka soo baxa dalka Britain, kuwaas oo lagu sheegay in dowladda...

View Article


Noloshii Axmed Godane: Billowgeedii illaa Dhammaadkeedii (Xaqiiq buuxda)

(Min Bidaaya ila Nihaaya) Waxaa 5-tii September 2014, geeridiisii la xaqiijiyey hoggaamiyihii ugu sareeyey ee Xarakada Al-Shabaab Mr. Axmed Cabdi Aw Maxamuud (Axmed Cabdi Godane), runtii inka badan 20...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaca runta ah, qabiilka, sawirka iyo codka horjoogaha cusub ee Shabaab

Shalay markii aan qornay warka ku saabsan in hoggaamiyaha cusub ee Al-Shabaab loo magacaabay Axmed Cumar Abu Cubeyda, waxaan sheegnay in magacaas cusub yahay, balse laga yaabo inuu yahay qof magaciisa...

View Article


DAAWO: Isbadalka Cusub ee XAMAR

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay ka soconayaa horumaru dhinacyo badan leh marka loo fiiriyo Sanadihii ugu dambeeyay, ayadoo sanadkaan Magaaladu ay ku soo badanayaan magaalada wax yaabo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawir xiiso badan: Dam-Jadiid oo meel isugu tagay, dejiyeyna saddex qorshe

Muqdisho (Caasimada Online) – Amiin Caamir, ayaa sawir gacmeed xiiso leh ka sammeeyey ficillada caburinta ah ee dhowaan ay lasoo baxday kooxda Damul-Jadiid ee maamusha dalka Soomaaliya. Sida ka muuqata...

View Article


Dhimmashada Godane iyo waxa aadan ogeyn ee AL-SHABAAB ay wajaheyso

Xaqiijinta ah in hogaamiyihii al-Shabaab Axmed Cabdi Godane lagu dilay weerar uu Maraykanku qadaay usbuucii hore ayaa keentay in hoggaamiyayaasha diinta, falaqeeyayaasha iyo u kuur-galayaashu ay isku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AMIIN Caamir oo sawirkii ugu qosolka badnaa ka sameeyey Xasan & Faarax

Muqdisho (Caasimada Online) – Amiin Caamir, ayaa sawir gacmeed xiiso leh ka sammeeyey sida hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Damul-Jadiid Faarax Cabdulqaadir uu u hoggaaminayo dowladda federaalka Soomaaliya....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro iyo Documents: Fadeexad ka dhalatay Passport dimlomaasi oo ay DF...

Dowladda Bulgaria ayaa  gacanta ku dhigtay bishan September 01, nin ka ganacsada Daroogada, una dhashay dalka Turkiga, kaasoo watay Baasaboor Diblomaasi Soomaali ah iyo warqad magacaabid ah oo...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>