Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

BF ma is-hortaagi doonaa in Xasan Sh uu gacanta ka bixiyo badda SOMALIA?

Soomaaliya waxay leedahay mid kamid ah xeebaha ugu dheer qaaradda Afrika, kuna dhereran Badweynta Hindiya iyo Badda Cas (ama gacanka cadmeed), baddaas baaxadda weyn waxaa dhex jiifa khayraad aad u...

View Article


Video: XAMAS oo lasoo baxay DRONES iyo ISRAEL oo yaab iyo naxdin joogta

Gaza (Caasimada Online) - Yahuudda Israel ee gummaadaya shacabka reer Falastiin, ayaa illaa iyo hadda, kadib markii wax aysan marnaba fileyn ay soo baxeen. Markii ugu horeysay ayaa garabka milatari...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

2 sawir oo cajiib ah oo muujinaya jah-wareerka haysta Xasan iyo Cabdi Weli

Muqdiho (Caasimada Online) - Farshaxamiistaha caanka ee Amiin Caamir, ayaa soo saaray laba sawir gacmeed cusub, oo aad u qusul badan, oo ku kala sammeeyey madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaare...

View Article

Video: Muqdisho oo isbedel weyn laga dareemayo xilliyada habeenki (Daawo)

Magaalo Madaxda Caasimadda ee Muqdisho oo laga soo duubay muuqaal Xili habeen ah kaas oo si weyn ku soo jiidanayo kaas oo laga soo qaaday Bartamaha Farasmagaalaha Magaalada oo isbadal xoogan uu ka...

View Article

Caasimada Online oo heshay Video-ga dambiyadii uu dalka ka galay TALIYAHA...

Ottawa (Caasimada Online) - Sida aan horey u shaacinay, taliyaha cusub ee booliiska Somalia, General Maxamed Xasan Ismaciil, oo waagii Siyaad Barre loo yaqiinay (General Ilka-Siibe) waxa uu WANTED ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalkii taariikhda galay ee uu Ibnu Battuuta ku tagay Muqdisho (Q.2aad)

Muqdishow iyo Ibnu Battuuta Tarjume: Xassan Xayle Socdaalkii Ibnu Batuuta: 1325-1354 Qaybta Labaad Halkan ka aqriso qeybtii 1-aad Maamuus iyo Marti-galin Markii aan galnay Guriga Martida ayaa wiilkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CADDEYN: Qoraalkii XASAN SH ee QM waxaa diyaariyey NORWAY iyo KENYA: Badda...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ka qaybgalay xafladdii xiritaanka kalfadhigii 4aad ee Golaha Baarlamaanka oo qabsoomay 22kii July 2014, ayaa sheegay in uu Qaramada Midoobay (QM) u...

View Article

Video: Horumarka ka socdo Muqdisho ma ku ogeyd sidaan uu hadda yahay?

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay ka soconayaa horumaru dhinacyo badan leh marka loo fiiriyo Sanadihii ugu dambeeyay, ayadoo sanadkaan Magaaladu ay ku soo badanayaan magaalada wax yaabo...

View Article


WAXAAYBAHA RAGGU AY DOONAYAAN DUMARKUNA AANAY DAREENSANYN!!

Ma fududa inay haweeneydu ninkeeda siduu rabo u raalligeliso, gaar ahaan kolkay arrinru galmo ku lug leedahay. Waxaa markaa kulmaya isagoon waxa uu tabanayo si bareer ah ugu sheegi karin iyo iyadoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waqtiga Soomaaliya ay jahwareerka ka baxayso oo qur’aanka laga qiyaasay

Dhibta haysata umadda Soomaaliyeed laga soo bilaabo burburkii dawladii dhexe ee Somalia 1991 ilaa maanta ayaa waxay noqotay mid aan dhamaan wali, oo maalinba maalinta ka sii danbaysa  xalkeedu uu sii...

View Article

Video: Fanaanka Abdi Dajiye oo hees laga daba-dhacay soo saaray

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhul-badedka Somalia: Been si joogto ah la idiinku sheego ( Ogow xaqiiqda)

Warbixin dheer oo uu qoray ururka ECOTERRA (July-Sept 2010) oo ku saabsan badda Soomaaliya ayaa cinwaankiisu ahaa “Dhul-badeedka Soomaaliya: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego.”...

View Article

Daawo Wiilka FAYSAL Cali Waraabe oo ku biiray kooxda ISIS ee Syria iyo Ciraq

Baghdad (Caasimada Online) - Ururka ISIS ee ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Siiriya ayaa soo bandhigay Cajilad Muuqaal ah oo loogu tala galay Bisha Soonfur taasi oo loola jeedo dacaayad loo sameeynayo...

View Article


Daawo is-bedelka cusub ee DEKEDDA weyn ee magaalada Muqdisho (Video)

Dekada weyn ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo sameysay Sanadkaan horumar weyn oo aan horay uga hir gelinay Dekada muqdisho tan iyo markii la howl geliyay Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho....

View Article

MUQDISHO oo federaalka laga saaray: Durbaankii la xado, meeshii lagu tumi...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qorsheenaya dhismaha maamul federaaal ah oo ka kooban Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Dhismaha maamulkan, oo lagu daray in Shabeelaha Hoose la raaciyey...

View Article


DAAWO Iskuul qabyaaladda lagu barto oo Hargeisa laga furay (Cashirka 1aad)

Hargeysa (Caasimada Online) - Wax kasta oo laga soo sheego Soomaaliya, xittaa haddii aysan macquul ahayn iska aamin, wayao waa meel wax kasta ka dhici karaan. Hargeysa ayaa laga furay School laga barto...

View Article

Micnaha heesta GUULEED ma joogaa?

Nin la yiraahdo Cabdi Good, oo soo farriista TV-ga Somali Channel, ayaa maalmahan ku xad gudbayey suugaanta Soomaalida, isaga oo si qaldan iyo qubxi u macneeyey suugaan iyo heeso badan oo Soomaali ah,...

View Article


DAAWO: Fanaanka Dalmar Yare oo soo saarey hees saameyn weyn yeelatay

Fanaanka caanka ah ee Dalmar Yare ee ku nool dalka Mareykanka ayaa waxaa uu caawa soo saaray heesta IDIL oo xambaarsan erayo murti weyn leh iyo muuqaal runtii ay ka muuqato in waqti badan la geliyey....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Aalad cusub oo tilmaamaysa dhawaanshaha Qiyaamaha (Warbixin)

Bismillaah wakafaa, Allahumma salli calaa Muxammad wa aalih. Ikhtirac cusub oo dhawaan soo baxay, ayaa lagu sheegay kabo caqli badan (smart shoes), kuwaasoo ku samaysan elektoroon. Casrigan aynu joogna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Badda Somalia oo qeyb looga goynayo Kenya 2015-ka (Maxaa la isku raacay?)

“Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay aqoonsan tahay sharciga qaran ee badaha Law No. 37. ee qeexaya dhererka xadka badda “territorial water” ee gaaraya 200 mayl-badeed iyo continental shelf....

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>