Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Video: XAMAS oo lasoo baxay DRONES iyo ISRAEL oo yaab iyo naxdin joogta

$
0
0

Gaza (Caasimada Online) - Yahuudda Israel ee gummaadaya shacabka reer Falastiin, ayaa illaa iyo hadda, kadib markii wax aysan marnaba fileyn ay soo baxeen.

Markii ugu horeysay ayaa garabka milatari ururka Xamaas (Cizudiin Al-Qasaam ) waxaa uu diyaarad kuwa wax basaasa ee AIC u dirtay deegaanada ay xooga ku heystaan ciidanka Yahuuda.

Diyaarada ay direen garabka Cizudiin Al-Qasaam ayaa waxay muuqaalo iyo masawiro ka soo qaadeen goobo muhiim ah iyo kuwa xasaasi ah waxayna soo bandhigeen qaar ka mid ah masawirada waxaana ay ku guuleysteen in ay sadex mar soo basaasaan magaalada Talaabiib .

Tv Al-jazeera ayaa soo gudbiyey guusha diyaaradaha wax basaasa ee Ururka Xamaas iyo gantaalada casriga ah oo ay sameysteen Mujaahidiin Falastiin

Hoos ka Daawo Tv Al-Jazeera oo soo bandhigay Diyaarada Xamaas

Caasimada Online
Xafiiska Qaahira
Caasimada@live.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>