Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

2 sawir oo cajiib ah oo muujinaya jah-wareerka haysta Xasan iyo Cabdi Weli

$
0
0

Muqdiho (Caasimada Online) - Farshaxamiistaha caanka ee Amiin Caamir, ayaa soo saaray laba sawir gacmeed cusub, oo aad u qusul badan, oo ku kala sammeeyey madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaare Cabdi Weli.

Sawirka madaxweynaha, waxa uu ku cabiray walaaca amni ee ku haysta Villa Somalia, oo ay dhowr goor weerareen Al-Shabaab, halka kan Cabdi Weli uu ku cabiray fadeexadda ka haysta magacaabista taliyaha ciidamada booliiska, oo ah nin dambiyo dagaal iyo burcadnimo lagu eedeeyey.

Halkan hoose ka arag labada sawir

17_JULY_201415_JULY_2014R copy

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>