Hargeysa (Caasimada Online) - Wax kasta oo laga soo sheego Soomaaliya, xittaa haddii aysan macquul ahayn iska aamin, wayao waa meel wax kasta ka dhici karaan.
Hargeysa ayaa laga furay School laga barto qabyaalada gaar ahaan beesha Isaaq ,sideey isku dhaleen, isu xigaan ama hablaha iskaga guursadeen.
School-ka qabyaalada ee Hargeysa laga furay waxaa wejigii labaad lagu bartay waxay isku yihiin Habar Awal iyo taariikhdooda dumaasha.
Waa sheeko yaab badan oo sawir guud ka bixineysa heer kulka qabyaalada ee Beesha dhexe ee Somaliland, laakiin waa arrin suurtagala in dugsiya la mida kaas laga furo gayiga Soomaalida oo idil.
Halkan ka daawo iskuulka qabyaaladda Hargeysa
Caasimada Online
Xafiiska Hargeysa
Caasimada@live.com