Garoowe (Caasimada Online) - Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa sawir qosol badan ka sammeeyey siyaasadaha Puntland ee ku dhisan hanjabaadda iyo xiriir u jaridda dowladda Soomaaliya, haddii aan sida ay jeceshahay loo yeelin.
Amiin ayaa muujiyey madaxweyne Puntland oo ka carrooday inaan lagu casuumin shirkii madaxda Africa iyo Mareykanka, sidaa darteedna ay xiriirka u jarayaan Mareykanka, una diidayaan Obama inuu yimaado Puntland.
Caasimada Online
Xafiiska Garoowe
Caasimada@live.com