Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

Video: Muqdisho waxaa jirta arrintan oo kale oo farxad kaaga ilmeysiineysa

Muqdisho (Caasimada Online) - Wax kasta oo lagaaga sheego Muqdisho iyo dhib kasta oo ka dhaca, haddana waxaa xaqiiq ah in maanta Muqdisho ay joogto heer ka sareeya 20-kii sano ee tagay. Waxaa ka jira...

View Article


FADEEXAD: Ogow sababta rasmiga ah oo ay MSF uga baxday dalka Somalia

Dad badan oo Soomaali ah ayaa horay u aamin sanaa in hay’adaha gargaarku ay Soomaaliya u joogaan inay Caawiyaan dadka dhibaataysan, waxaana dood kulul ay u dhexaysay dadka aaminsan fikirka aan kor...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Ibrahim iyo Xalima

Dhammaan akhyaarta hoos ku qoran oo kala jooga wadanka gudihiisa iyo dibaddiisa waxay hambalyo Aroos iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan Mudane Ibrahim Ahmed Bare iyo Marwa Xaliimo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Mo Farah oo yiri “Soomaali ma ahi, ee waxaan ahay Somalilander”

Oradyahanka Mo Farah ayaa markii ugu horeeysay telefishinada Caalamka ka soo muuqday isagoo gacanta midig ku xirtay laba jijimood oo ka sameeysan Calamadda Ingiriiska iyo Somaliland. Mo Farah Wareysi...

View Article

VIDEO: Horumarka Noocan ah maku ogeyd Magaalada Muqdisho?

Caasimada Online:  Magaalada muqdisho waxaa ku soo badanaya arimo aan horay si caadi ah Shacabka aysan u isticmaali jiray oo ay ka mid yihiin Tegnoolajiyada Casriga cusub ee Wdamada Horumaray laga...

View Article


VIDEO: Qaab cajiib ah oo shacabka Muqdisho loo fahamsiinayo nabadda?

Caasimada Online:  Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho Waxaa ka biloowday Qaab Cajiib ah oo Shacabka loo fahamsiinayo Nabadda iyo Fahamka Dowladnimo. Aqristoow waa muhiim in Bulshada ama jiilka soo...

View Article

Daawo: Barnaamij gaar ah: Xaaladda Xasan Daahir Aweys iyo qorshaha DF

Waxaa xalay ka baxay Tv-Somali Channel  barmaamij gaar ah oo lagu falan qeeyey Xariga Sh.Xassan Daahir Aweys oo habeen hore laga soo saaray xarunta nabadsugida oo uu ku xirnaa shirkana uu ka dhacy guri...

View Article

DAAWO: JAWAARI oo kari waayey eray Somali ah isaga oo hor taagan BFS

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa isaga oo la hadlaya baarlamanka waxa uu ku wareeray inuu ku dhowaaqo eray Soomaali ah, taasi oo qosol ka...

View Article


Daawo: Geedi: Puntland iyo Jubaland see rabaan ha loo yeelo, Xasan Daahir ha...

Nairobi (Caasimada Online) - Qas-wade Cali Maxamed Geedi, ayaa mar kale weerar ku qaaday DF iyo madaxweyne Xasan Sheikh, isaga oo weli sii wada olalahiisa oo ay gadaal ka riixayaan Kenyan iyo Puntalnd....

View Article


MUQDISHO iyo Baryaheeda cusub !!

Tan iyo wixii ka danbeeyay safarkii indhaha calamka ku soo jeediyay wadanka Somalia ee uu ku yimi raisal wasaraha dalka aynu walalaha nahay ee turkey Xurmadle Rajab Dayib Erdogan ayaa waxaa sidoo kale...

View Article

VIDEO: Ogoow Nolashaan Xanuunka badan ayaa heysata Somalida Sweden

Caasimada Online:  Tan iyo burburkii Dowladii Somalia 1991 waxii ka dambeeyay Soomaalida waxeey qaxooti ku noqotay Wadamada Caalamka iyo Wadamada dariska la ah Somalia waxaana inta badan ay ka heleyn...

View Article

Daawo: Galayr oo weeraray, DFS, S/L iyo P/Land “Faroole waa abaal laawe...

Minneapolis (Caasimada Online) - Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Cali Khaliif Galayr ayaa weerar afka ah ku qaaday maamulada Somaliland iyo Puntland oo uu sheegay inay dhibaato ku hayaan reer...

View Article

VIDEO: Shacabka Muqdisho oo ku farxay Talaabada ay qaaday Dowlada.

Caasimada Online:  Magaalada Caasimadda ah ee Muqdishow axa aka bilowday Dhismayaal dardar xoogan ku socda oo lagu soo celinaya Bilicda Magaalada Muqdisho taas oo ay ugu horeyso dhismooyinka Wadooyinka...

View Article


DAAWO VIDEO: Tarsan oo ceebeeyey siyaasiyiin ceyr ka qaata Yurub

Muqdisho (Caasimada Online: - Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Tarsan oo weerar kulul ku qaaday Siyaasiyiin uu ku sheegay kuwo aan weligood xitaa Mas’uul ka noqon...

View Article

KASHIFAAD: DF oo shirkad ay 3 qof kaliya ka shaqeyso u gacan gelisay $500...

Maalinti Axadi ee 16ki June, 2013, Wasiirka Maaliyada ee Dowlada Federaalka ee Soomaliya Mudane Maxamud Xasan Suleyman, ayaa ku dawaaqay in Dawladu magacawady Shirkadda la yiraa Global Finance &...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TAARIIKHDA madow ee ee 10-ka loo aqoonsaday qaswadayaasha Somalia

Qaybta Koowaad: Beryahan waxaa warbaahinta hareeyey koox Soomaali ah oo dowladnimada 22 sano ka bacdi Soomaaliya usoo bidhaantay isku dayaya in ay carqaladeeyaan haddii ay awoodaan! Kooxdan ayaa isugu...

View Article

Ka kallumeysiga dhoobada dhexdeda (SIYAASI sir badan laga kashifay)

Waxaa baryahani danbe saxaafadda kusoo baxayey in kooxo lagu sheegay in ay xilal kala duwan dalkan horey uga soo qabteen ay kulamo ku yeelanayeen Hoteelo ku yaalla Caasimadaha wadama dariska ah,...

View Article


DHAGEYSO: Madaxweyne Faroole oo si aad u habaaray kooxo gaar ah

Garowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdi Raxmaan Faroole ayaa habaaray kooxaha uu sheegay inay qaska ka wadaan dalka Somalia, sida burcad badeedda iyo Al-Shabaab....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CILMI BAARIS: Jid Xadiidka ama Jid Tariinka Muqdisho iyo Jowhar

Waqtigii Fashisam ka, Dawladda Talyaaniga waxaa damac weyn ka galay inay dad Talyaani ah ay dejiso dhul beereed ka Dooxada Shabeelle oo ka soo billaabma Jowhar ilaa Afgooye iyo Janaale. Waxaa la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu Amiin Caamir ula jeedaa sawir gacmeedkan qosolka badan?

Minneapolis (Caasimada Online) - Kadib markii uu ku fashilmay siyaasadda Koonfurta Somalia ayaa dhowaanahan waxa uu Prof. Axmed Ismcaaiil Samatar ku mashquulsanaa inuu isu muujiyo nin jecel Somaliland,...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>