Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa isaga oo la hadlaya baarlamanka waxa uu ku wareeray inuu ku dhowaaqo eray Soomaali ah, taasi oo qosol ka dhex kicisay xidlhibaanada.
Jawaari, ayaa haddii uu si kasta yeelay, waxa uu carabkiisa ku adkeyn waayeyo erayga “Toddobaatanmeeyadii”, Waxaase xaqiiq ah in ku dhowaaqista ereygaas uu ku adag yahay dad badan oo Soomaali ah, bal adigaba is tijaabi iminka.
Halkan ka daawo qosolkii ka kacay baarlamanka markii Jawaari kari waayey ereygaas.
Daawo qosolka Jawaari
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com