Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo qaadacday heshiis ay DF saxixday (Kama mid nihin Federaalka)

Garowe (Caasimada Online) – Maamul goboleedka Puntland ayaa kasoo horjeestay heshiis dhowaan ay saxiixday dowladda Somalia oo ay shirkad laga lee yahay dalka Holland qanadaraas ugu siisay ilaalinta...

View Article


Video: Hormarka Muqdisho oo maraya isticmaalka taknoolajiyadan casriga ah

Caasimada Online:  Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxa ay soo ceshaneysaa Sharafkii iyo cisigii ka lumay 23 sano ka hor. Maanta Magaalada Muqdisho waxeey heysataa badi qalabka casriga ah ee...

View Article


Faa’iidooyinka iyo dhibaatooyinka ay leedahay Galmada. (Wax ka ogow)

FAA’IIDOOYINKA GALMADA:      Kolka ay galmadu ku dhacdo tabihii iyo tiradii looga baahnaa, waxa ay qofka u leedahay dhowr faa’iido:- 1-        Jirka iyo maskaxda ayay firfircooneysaa. 2-...

View Article

VIDEO: Ma aamineeysaa in bilicdan ay tahay magaalada Hargeysa?!!

Caasimada Online:  Magaalada Hargeysa oo Caasimad u ah Maamulka Somaliland oo horay u sheegay in Soomaali inteeda kale uu ka go’ay waxuu sameestay Nidaam Dowladeed iyo kala dambeyn loogu noolaado...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaad ku macneyn lahayd sawirkan qosolka badan ee Amiin Caamir?!!

Mar walba Puntland waa boqortooyo, sida ay aaminsan tahay, hase yeeshee iminka boqortooyadii ayaa wareer u ka taagan yahay, waxaana isku heysta laba dhinac sida sawirkan uu muujinayo. Waa Cadde Muuse...

View Article


DHAGEYSO: Xasan Aadan Samatar oo dad badan ka qosliyey (Kaftan cajiiba)

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Video: Muqdisho: Shacabka sidan ayaa loo galaa, ajaaniibtana loo sharfaa

Caasimada Online:  Waxaa xiray Wadooyin muhiim u ah isku socodka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaana ka cabanaya Shacabka Muqdisho sababaha loo xiray Wadooyinka oo aan la aqoon iyo cida Xirtay...

View Article

Sheeko qosol badan oo dhex martay Madaxweyne Xasan Sh. iyo Faroole !!!

Sheeko dhex martey, Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Faroole oo telefoon u direy(Ruwaayad Siyaasadeed) Faroole: Dhalalow dhalalow  dhalalow, war miyaanu Nomberkii Madaxweynaha ahayn mise mid kalaan ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro: Xasan iyo Saacid oo qabtay xaflad CIID oo qurux badan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta dhammaan shacabka muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u direy hambalyada...

View Article


Daawo Video: KISMAAYO IYO KENYA

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawir gacmeedkan, ma kii gu qosolka badnaa ee uu Amin Arts sameeyaa?

Minneapolis (Caasimada Online)- Inta abdan, marka ay noqoto in Amiin Caamir uu sawir gacmeed ka sameeyo madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole, waa sawir qosol leh misana micno badan...

View Article

DAAWO: Sidii maxkamadaha Islaamiga uga howl gali jireen Sweden & Norway

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

DAAWO VIDEO: Nin Pakistaani ah oo dilay Wiil 8 bil jir oo Soomaali ah..

Caasimada Online:  Nin u dhashay Wadanka Pakistan ayaa dil aan gambasho laheyn u geestay Wiil 8 bilood jiro oo ay dhashay Gabar Soomaali ah oo uu saaxiib la ahaa. Ninka dilka geestay ayaa haatan waxa...

View Article


Hadaad adeegsato Internet Explorer 7 waxaad bixineysaa canshuur!!!

Suuqa dhinaca Online-ka ah ee ku yaalla dalka Australia Kogan.com, ayaa soo saaray canshuurtii ugu horeysay adduunka ee la saarayo browser-ka Microsoft ee Internet Explorer 7 (IE7). Dadka soo booqda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wiilka Osama Bin Laden oo qarka u saaran hanashada guul taariikhi ah

Wiilka Osama Bin Laden, ayaa laga yaabaa in loo dhiibo maamulka qandaraasyada dhisme ee ugu weyn cayaaraha koobka adduunka ee 2022 ee ka dhacaya dalka Qadar. Omar Bin Laden oo ah canuga afaraad ee Bin...

View Article


Doorka ay Darmaanta ka qaadan karto xallinta kacsi la’aanta odaygeeda.

Ciniinnimada ninka haysaa haddaanay ahayn mid cusbitaal iyo qalliin u baahan, balse tahay mid nafsiyadeed oo waqti ku xiran, u heli meyno ninkaasi dhakhtar kaga wanaagsan darmaan uu jecel yahay iyana...

View Article

VIDEO: Somalida qaxoontiga ku ah dalalka carabta sidan ayaa ku dhacda

Caasimada Online:  Dhalinyarada Soomaalida ee Qaxootiga ku ah wadamada carabta oo la kulma Dhibaatooyin halis ku ah naftooda taa oo ku kalifta arimo badan oo ay ugu horeyso dhanka Nolosha. Muuqaalkani...

View Article


Kenya, Soomaaaliya iyo jahawareerka ka jira maamulidda Kismaayo

Sida ku cad qaraarkii March 2013-kii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee dib loogu idmayay Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), ayaa Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AMIIN CAAMIR oo sawir ka sameeyay arrintii dadka Muqdisho ka yaabisay

Washington DC (Caasimada Online) - Farshaxamsiitaha Soomaaliyeed ee Amiin Caamir, ayaa sawir ka sameeyey arrintii shacabka Muqdisho ka yaabisay ee baalle ku jihaadka laga billaabay magaalada Muqdisho...

View Article

Daawo Video: Shirkad British ah oo soo bandhigtay qaab cajiib ah oo ay u...

Caasimada Online: Tan iyo markii Dowlada Walaalaha ah ee Turkiga ay timid Magaalada Muqdisho waxeey garab istaagtay Shacabka Soomaaliyeed ayadoo dhan walba ka caawineyso hadii ay ahaan laheyd...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live