Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

VIDEO: Ogoow Nolashaan Xanuunka badan ayaa heysata Somalida Sweden

$
0
0

Caasimada Online:  Tan iyo burburkii Dowladii Somalia 1991 waxii ka dambeeyay Soomaalida waxeey qaxooti ku noqotay Wadamada Caalamka iyo Wadamada dariska la ah Somalia waxaana inta badan ay ka heleyn Magan-galyo Wadamo fara badan oo Caalamka ka mid ah.

Hadaba Wadanka Sweden waxuu ka mid yahay meelaha ugu badan ee ay ku nool yihiin Soomaalida u soo nolol doontay Wadamada Yurub waxaasa ka jira arimo qaar oo marka aada ragto aad ka naxeyso ee nala daawo Hooyo Soomaali ah iyo 5 Caruur ah ay dhashay oo dhacdo la yaab leh ay ku heysato Wadanka Sweden.

HALKAAN KA DAAWO:

Use Facebook to Comment on this Post


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>