Caasimada Online: Magaalada Caasimadda ah ee Muqdishow axa aka bilowday Dhismayaal dardar xoogan ku socda oo lagu soo celinaya Bilicda Magaalada Muqdisho taas oo ay ugu horeyso dhismooyinka Wadooyinka muhiimka u ah magaalada.
Shacabka Muqdisho oo dareemaya arin farxad weyn ah taas oo ah in ay arkayaan in Bilicdii Magaalada maalmo qura isku badashay mid aan la arag oo la maqal kadib dhismooyinka ay wadaan Degmooyinka qaar oo ah kuwo ku dayasho mudan.