Video: Cunto Shabaab mamnuuceen oo dib looga isticmaalayo Muqdisho
Muqdisho (Caasimada Online) - Muddadii ay Shabaabka maamulayeen magaalada Muqdisho waxa ay mamnuceen waxyaabo badan, waxaase ugu yaabka badnaa in Shabaabka ay mamnuuceen cunto gaar ah oo dadku si aad...
View ArticleDaawo: Muqdisho oo loo adeegsanayo Horumar, Hanaan iyo Hab casri ah
Caasimada Online: Warbixin Muuqaal ah oo Wariye ka tirsan Tv CC TV uu ka soo diyaariyay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa Caalamka ka yaabiyay kadib markii arin aan laga filaneynin lagu dhex...
View ArticleJahwareer cusub: Dollarka oo qarka u saaran inuu baddalo Shilin Somaliga
Bishaan luulyo 27-keedii, waxaa magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan, isugu soo baxay dadweyne aad u tiro badan oo bannaanbaxyo ka dhigaayay halkaasi, si ay u muujiyaan si ay uga caraysan...
View ArticleDAAWO VIDEO: Muuqaalka dhabta ah ee maanta ka jira magaalada Muqdisho
Caasimada Online: Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waa magaalo hooy u noqotay Dagaal iyo colaad sukeeyay in muddo ah, hase yeeshee maanta Muqdisho waxa ay noqotay Magaalo horumar iyo dib u dhis...
View ArticleVIDEO: Arrin Mucjiso ah oo caalamka ka yaabisay oo ka dhacday Japan
Caasimada Online: Wadanka Jabaan ayaa waxaa ka dhacay arin Mucjiso ah oo ka yaabisay Malaayiin qof oo u dhalatay Wadankaasi taas oo ah Mucjiso dhanka alle ka timid. Mucjisadaan marka aad aragto waxaa...
View ArticleVIDEO: Haddii aad maqli jirtay JIN iska tumka bal daawo & dood ka taagan
Caasimada Online: Barnaamijka Kulanka Xamdi oo lagu soo qaatay Qodob muhiim u ah Shacabka Soomaaliyeed kaas oo ka hadlayay Arimo Xasaasi ah oo ay u baahan tahay Bulshada Soomaaliyeed in ay wax ka...
View ArticleWAXYAABAHA AY RAGGU doonayaan DUMARKUNA aanay dareensanyn!!
Ma fududa inay haweeneydu ninkeeda siduu rabo u raalligeliso, gaar ahaan kolkay arrinru galmo ku lug leedahay. Waxaa markaa kulmaya isagoon waxa uu tabanayo si bareer ah ugu sheegi karin iyo iyadoo...
View ArticleSh. Mustafa oo booqday Qatar iyo talo cajiib ah oo siinayo Somalida (Aqri)
Sheekh Mustafa iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Qatar Waxaa markii uhoraysay booqasho ku yimid wadanka Qatar daaciga weyn ee Soomaaliyeed Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil. Sheekha oo aad loogu soo...
View ArticleDaawo Video: Haweenka Sweden oo sameeyay arrin caalamka ka yaabisay
Caasimada Online: Warbaahinta Caalamka ayaa si aad ah uga faaloonaya Haweenka Wadanka Sweden u dhashay oo qaadanaya Hijaabka balse anan aheyn Muslimka. Tv-ga waxuu soo xiganaa muuqaalo muujinaya Haween...
View ArticleDhageyso: AMISOM oo inkirtay dhacdo ay ka geysatay Muqdisho
Muqdisho (Caasimada online) Cali Aadan Xumad, Afhayeenka AMISOM ayaa maanta shir Jiraa’id uu ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu kaga warbixiyay xaalada guud ee dalka hada uu marayo iyo waliba hormarada...
View ArticleVideo: Muqdisho oo qaadeysa wadadii horumarka iyo iskaashiga adduunka
Caasimada Online: Tan iyo markii laga saaray Magaalada Muqdisho Ururka Alshabaab waxaa soo martay Labo sano oo horumar deg deg ah, Mudadaasi labada sano laga joogo waxaa soo gashay Muqdisho iyo meelo...
View ArticleDAAWO VIDEO: Caqli Xumada Carabta heerkaan ayeey gaartay (YAAB)
Caasimada Online: Caalamka maanta wadan walba si ayuu u arkaa horumarka casriga ah in uu la jaan qaadi karo waxaa jiroa wadamo badan oo caalamka ku yaalo oo qabta tartano kala duwan oo abaal marino...
View ArticleVIDEO: Ma ku dhiiran kartaa waxa ay ku dhiiranayaan Soomaalidan? (YAAB)
Caasimada Online: Wadanka Taliyaaniga oo ka mid ah Wadamada ay Tahriibka dhanka badda ah ay Soomaalidu ku soo gasho ayaa habenkii xalay ahaa waxaa ka dhacday Doon cusub oo tahriibayaal Soomaali ah...
View ArticleVIDEO: Muuqaalkii ugu dambeeyay ee bilicda Muqdisho (Farxad la ilmey)
Muqdisho (Caasimada Online) - Muqdisho waxeey ka soo kabaneysaa burburkii xooganaa ee gaaray sanadihii dowlad la’aanta aheyd waxaana haatan laga dareemaa in dib u soo ceshaneyso Bilicdeedii ay la heyd...
View ArticleDaawo Video: Weli ma aragtay dhacdo Nuucaan oo kale ah
Caasimada Online: Haweeney u dhalatay dalka China ayaa damacday iney nafteeda haligto, kadib markii ay isu diyaarisay iney daaqada dabaqa 17-aad ee dhismaha ay daganeyd iska Tuurto, hase ahaatee si...
View ArticleVIDEO: Damaashaadka Xeebta LIIDO
Caasimada Online: Shacabka Muqdisho iyo Qurba Joogta Soomaalida ayaa maalin walba oo jimco ah waxeey u soo damaashaad tagaan Xeebta weyn ee Liido ayagoo halka afarxada maalinta jimcaha kula qeyb sada...
View ArticleVIDEO: Xeeb loo dalxiis tago oo mar qura isku badashay kala carar
Caasimada Online: Goob Xeeb ah oo loo soo dalxiis tago ayaa mar qura lagu kala caray kadib markii halmar arin aysan filaneynin ay ka war helyn dadkii halka ku damaashadayay ee isaga kala yimid Qaarado...
View ArticleVIDEO: Ma aamineysaa in Magaalada Muqdisho ay yeelatay Bilicdaan.
Caasimada Online: Sanadkaan 2013 waxuu noqday sanadkii ugu fiicnaa tan iyo burburkii dowladii dhexe kadib Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka soconayo dhismooyin cusub iyo dadaalo dib loogu...
View ArticleDaawo Video: Qurba Joogta iyo Damaashaadka Magaalada Muqdisho.
Caasimada Online: Qurba Joogta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu laabanaya ayaa si nabad ah ugu damaashaadaya Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayagoo anan wax baqdin ah ku jirin marka loo fiiriyo...
View ArticleDaawo Video: Weli ma kugu dhacday arintaan oo kale “YAAB”
Caasimada Online: Caalamka aan joogno maalin walba waxaad ku arkeysaa arin kaa yaabisa taas oo ah kaamirooyinka Qarsoon ee inta badan bulshada looga yaabsado ayaa waxaan maanta idiin heyaa Muuqaal...
View Article