Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

VIDEO: Muuqaalkii ugu dambeeyay ee bilicda Muqdisho (Farxad la ilmey)

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) -  Muqdisho waxeey ka soo kabaneysaa burburkii xooganaa ee gaaray sanadihii dowlad la’aanta aheyd waxaana haatan laga dareemaa in dib u soo ceshaneyso Bilicdeedii ay la heyd bariisamaadka Caasiamda Dalkeena ee Muqdisho.

Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya dhismooyin xoogan iyo dayartir dhanka Wadooyinka Muqdisho waxaana iska kaashanaya Maamulga gobolka banaadir iyo Ganacsatada Muqdisho.

Goobaha muhiimka ah ee  isha qabaneyso ee aad ka dareemi karto soo celinta bilicda Magaalada ayaa muuqaal qurux badan laga soo duubay ee nala daawo.

HALKAAN KA DAAWO

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

Use Facebook to Comment on this Post


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>