FEDERAAL IYO FIKRADO ISDIIDAN
Federaal waa heshiis bulsho waxaase sida uu ku imaan karo loo kala qaadaa labo siyaabood. Mida koowaad dad, isku af, diin iyo dhaqan ah oo aan heshiis ku aheyn awoodii Maamul iyo kuwa ah qoomiyado kala...
View ArticleSawirro iyo Warbixin: Qarashkii ku baxay safarkii madaxweyne Xasan ee London...
London (Caasimada Online) - Wargeysyada England ayaa daabacay qoraallo ay kaga carreysan yihiin qarashkii ku baxay socdaalka madaxweyne Xasan Sheikh ee shirkii London iyo sida uu ugu raaxeestay London....
View ArticleSawir gacmeedka Amiin Caamir iyo kulankii Feysal C Warabe & Xasan Sh
Shalay ayay Caasimada Online daabacday in siyaasiga Somaliland ee Feysal Cali Waraabe uu kullan la qaatay waftiga dowladda Somalia ee madaxweyne Xasan ee tagay magaalada London. Haddaba...
View ArticleDAAWO VIDEO: Ma milicdeen XEEBTA KISMAAYO mana jiriricooteen
Magaalada Kismaayo waxa ay bilihii ugu dambeeyay ahayd magaalado ugu hadal heynta badan Somalia, marka laga tago Muqdisho. Waxaa halkaas laga saaray Shabaab ayada oo qabsadeen ciidamada Kenya iyo kuwa...
View ArticleSheekh caan ah oo wax lala yaabay ka sheegay Faroole & xaalka Puntland
Sheekh Xasan Maxamuud Takar oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka ee ka soo jeeda Deegaanada la isku yiraahdo Puntland, ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole...
View Article“Maalin aan maanta ahayn inaad ii soo baahata, Allah waxba lama aha”
QISO- BOQOR MUJRIM AHAA Waxaa jiray boqor mujrim ahaa, oo xaqiir dulmi badan ahaa. Wuxuu lahaa qasri cad oo weyn, qasriga dhankiisa midig, waxaa ku yiillay daash yar oo ay lahayd haweeney cajuusa ah,...
View ArticleTACSI TIIRAANYO LEH
Waxaa tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Qoyska Reer Macloow Abiikar gaar ahaan Reer Xasan Abiikar oo Aabahood Nabadoon Xasan Abiikar ku geeriyodey Magaalda Balcad waxaana Ilaah uga baryaynaa inu...
View ArticleDHAGEYSO: Dood kulul oo loo qabtay Dhinacyada isku haya KISMAAYO
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ee VOAa waxaa lagu eegay marxaladda cusub ee ay gashay xaaladda gobalada Jubbooyinka iyo maamulada kala duwan ee todobaadkan lagaga dhawaaqay Kismaayo. Barnaamijka...
View ArticleVideo: Dib u dhsika ciidanka Xoogga
Taleefishinka Kalsan TV, ayaa xog wareysi muhim ah ka sameeyay qaabka dib u dhis xoogan loogu sameyn karo ciidamada xoogga dalka Somalia, si ay ugu soo noqdaan kaalintoodii hore ee libaaxyada Geeska...
View ArticleWarbixin: 3-da qeyb oo ay ka kooban yihiin xildhibaanada wada mooshinka...
Xildhibaano isku Aragti ka ah Xukuumada ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah xukuumada Raysal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ka dibna waxay u gudbiyeen gudoonka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya....
View ArticleHailemariam oo qiray inay difaacayan haddii Somaliland lasoo weeraro
ADDIS-ABABA, Ethiopia (Caasimadda Online) iyadoo sida la ogsoon yahay siyaasad ahaan ay Dowladda Ethiopia si toos ah u taageerto Maamulka Somaliland ee ka quustay aqoonsigooda, ayaa war aan laga...
View ArticleSawirro: Maalin ku weyn Soomaalida oo si cajiib ah looga xusay Finland
Xaflad aad u weyn oo lagu maamuusayey xuska sannadguuradii 70aad ee aasaaskii ururkii gobanimadoonka dhalinyarada soomaaliyeed ee SYL ayaa lagu qabtay xarunta ururka dhalinyarada Kanava ee magaalada...
View ArticleHambalyo: Weriye Maxamed Xaaji iyo Raxma Maxamed Cabdi
Maalinimadii shalay taariikhdu ku beegnayd 15-ka May waxay magaalada Nairobi gabari ugu dhalatay tifaftiraha GoolFM.net Maxamed Xaaji Xuseen Raage & xabiibtiisa Raxma Maxamed Cabdi (Cuyuuni Qalbi)...
View ArticleSawirro iyo Warbixin: DF oo saxiixday heshiis milatari oo caalami ah
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka Ciidanka Xooga kala saxiixatay Dowladda aan walaalaha nahay ee Sudan. Hishiiskan oo ay kasoo shaqeyeen Wasiirada Gaashaandhiga Soomaaliya iyo...
View ArticleGudoomiyihi J/Hoose: Axmed Madobe Taangi ayuu saaran yahay isagaana lagu...
Axmed Cabdi Sandheere oo ah gudoomiyihii hore ee gobolka Jubbada Hoose ee Dowladdii allaha u naxariistee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan khilaafka siyaasadeed ee ka...
View ArticleDhageyso: SAMATAR vs BAADIYOW (Qabyaaladda & Siyaasadda Somalia)
Warbixin ay dhawaan soo saartay ha’yadda Freedom House oo xaruunteedu tahay dalka Maraykanka ayaa shaaca ka qaadday in qabyaaladdu ay bedeshay dhibaatadii ay maamulada kali-taliska ah ku hayeen...
View ArticleKashifaad: Norway oo xeelad cusub la soo baxday, ayada oo boobka badda...
Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Norway: “Soomaaliya waxay si waadix ah beesha caalamka ugu sheegtay in Xuduud-Badeedka ay la wadaagto Kenya aan la isla meel dhigin…” iyo Dawladda Soomaaliya oo aan...
View ArticleQarax fashilmay oo xiriirka Iran iyo Kenya ka dhigay mid sii liidanaya
Tan iyo markii ay maxkamad Keenyaan ah ay ku xukuntay labo Iiraaniyiin ah xabsi daa’in arrimo la xiriira argaggixisanimo awgood bilowgii bishan, ayaa mustaqbalka xiriirka diblumaasiyadeed ee Nairobi ay...
View ArticleMaamulka degmada Balcad oo lagu teegeeray Sweden. “Sawiro”
Caasimada Online: Kulan balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Katrinholm ee Wadanka Sweden oo ay ka soo qeyb galeyn dadweynaha Wada Dega Degmada Balcad Iyo Deegaanada...
View ArticleDaawo: Fiska, Gaadaco, Bacado iyo Jihaan oo hees ku karbaashay S/land
Fanaaniin Soomaaliyeed oo caan ah ayaa soo qaaday hees lagu weeraray waxna logu sheegay maamulka Somaliland ee waqooyiga Somalia. Heestan oo hal ku dhiggeedu yahay “Somaliland waa maxay sidan” ayaa...
View Article