Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

Daawo Xubno maamulka G/Banaadir ka tirsan oo socdaal habeen bixiyey

Madax ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan degmada Warta Nabadda, ayaa socdaal habeenle ah ku bixiyey qeybo ka mid ah degmadaas, xilli ammaanka degmada ee xilli habeenkii uu yahay mid...

View Article


Sawir gacmeedka cusub ee Amiin Arts oo arrin xasaasi ah shaaca ka qaaday

Use Facebook to Comment on this Post

View Article


AMIIN oo sawir gacmeed qosol leh ka sameeyey arrinta lala yaaban yahay…

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

XOG: Sababta sirdoonka Mareykan-ka ay dhageystaan telefoonka Xasan Sh.

Waa suurtogal inay Madaxda Qaranka, gaar ahaan Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Barlamaanka Federalka iyo xubnaha kale ku soo baraarugeen Warka maanta ku saabsanaa inay Hay’adda Ammaanka Qaranka...

View Article

VIDEO: Horumarka & dib u dhiska uu ka sameeyay Turkiga MUQDISHO

Dowalda Turkiga waxeey magaalada Caasimadda ee Muqdisho ka hir gelisay horumaro dhinacyo badan leh hadii ay ahaan lahaayeyn dhinaca dhismooyinka Wadooyinka iyo dib u soo celinta Bilicda Magaalada iyo...

View Article


Daawo Gen. Muungaab oo u hanjabay madaxda MAAMUL GOBOLEEDKA……!

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Liiska magacyada saraakiisha Shabab ee kasoo jeeda beelaha Hawiye (Aqri)

Muqdisho (Caasimada Online) - Al-Shabaab waxa ay dhibka ugu badan ka waddaa deegaanada Koonfurta Soomaaliya, oo ay ku badan yihiin beelaha Hawiye. Si kastaba dhibka lagu hayo dadkaasi, waxaa qeyb ka ah...

View Article

Xildhibaano dagaal ku haya Muqdisho oo diyaariyey shirqool ujeedku yahay..

Magaalada Muqdisho ayaa noqotay Magaalada ugu ayaanka daran caalamka, arrintaas oo ay sabab u tahay magaalada oo noqotay caasimad mudo dheer dagaalo sokeeye ka jireen. Dagaalada sokeeye kadib oo dawlad...

View Article


Video: Isbadalka iyo bilicda Muqdisho

Magaalo Madaxdaa Caasimadda ee Muqdisho waxeey isku badashay muuqaal iyo jawi kale kadib Dib u dhis xoogan iyo horumar baaxad weyn leh oo si xowli ah uga soconaya waayihii u dambeeyay. Muuqaalka...

View Article


AMIIN Caamir oo sawi cusub oo qosol badan ka sameeyey madaxweynaha

View Article

Culimada Soomaaliya oo usoo jeestay Al-Shabab (Maxaa dhacaya xilli dhow?)

Ku dhawaad toddoba bilood ka dib markii Shirka Qaranka ee Ka-hortagga Dhacdooyinka Xagjirnimada ee Soomaaliya uu ka soo baxay fatwa toddoba qodob ah oo lagu cambaaraynayay al-Shabaab oo aan horay loo...

View Article

EU ma sidan baa run ka ah, mise dano qarsoon ayuu ka lee yahay SOMALIA

Midawga Yurub (EU) oo ah mid kamid ah deeq bixiyayaasha Caalamka, ayaa shacabka ku wareersan yahay ujeedka ay ka leeyihiin Soomaaliya. Dalalka ku bahoobay Midawga Yurub (EU) iyo dalalka xubnaha ka ah...

View Article

Daawo Video: Bilicda dalka JABUUTI

Wadanka Jabuuti oo si weyn uu soo jeetay Shaashadaha Tv-yada kadib markii Bilic iyo Dhismooyin qurux badan oo sanadihii ugu dambeeyay halkaasi laga waday oo haatan magaalad adhan wada ifiyay....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro & Warbixin: Ciidamada Uganda ee SOOMAALIYA oo cayil la baqi raba

Todobaadyo kahor ayey ahayd, markii askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee Soomaaliya joogaa uu Wargeyska The Star ee dalka Kenya kasoo baxa u sheegay, in ciidamada AMISOM aanay dani ugu jirin xasillooni...

View Article

DAAWO VIDEO: Horumarka maanta iyo garoonka diyaaradaha Aadan Adde

Garoonka Caalamiga ee Aadan Adde Airport ee Magaalo Madaxdaa Caasimadda ee Muqdisho ayaa si weyn isku badalay kadib markii dib u dhis iyo howlo shaqo oo caalami ah ay ka bilaabatay sanadihii u...

View Article


VIDEO: MADAX ka tirsan DFS oo Xilli habeen ah ku damashada Muqdisho

Wasiiro, Taliyayaasha Ciidamada Xooga Dalka iyo booliska iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xili habeen bar ah ku damaashaadaya Magaalada Muqdisho. Xubnahani ka tirsan Dowlada oo Habeenki xalay ahaa...

View Article

Document: Meelaha beenta ee daqliga Muqdisho la qorsheeyey in lagu qaato

Qoondaha Miisaaniyadda ee 2014-ka ee ka imaaneysa Canshuurta Muqdisho ee Wasaaradda Maaliyadda horgeysay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gebi ahaanba loo qeybinayaa Wasaaraddo magac  u yaal ah, iska daa...

View Article


Daawo Video: Arday Soomaaliyeed oo soo hooyey Guul Taariikhi ah (Farxad)

Cape Town (Caasimada Online) - Barnaamijka Sahanka Nolosha ee ka baxa Tv-ga caalamiga ahee Universal ayaa lagu soo qaatay Arin Farxadeed iyadoo daadihiyaha barnaamijkani Maxamed Muuse Nuur (Deeqdarajo)...

View Article

Daawo video: Horumarka iyo isbadalka ka socda Degmoyinka G/ Banaadir

Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa si xowli ah uga soconaya Horumar aad u balaaran oo isugu jiro dhinacyo badan oo dib loogu soo celinayo Bilicda Magaalada Muqdisho. Muuqaalo kala...

View Article

Daawo: Muuqalka Manta & MUQDISHO

Isbadalka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxuu ku soconayaa si xowli ah kadib markii Shacabka reer Muqdisho ay si dhab ah u doonayaan in ay uga qeyb qaataan Horumarka iyo isbadalka cusub ee dalka...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>