Yusuf Garaad oo warbixin calool xumo kasoo diyaariyey garoonka Kasaraani
Maanta waxaan fursad u helay in aan booqdo Garoonka Kasaraani ee magaaladan Nairobi. Waa goobta lagu hayo dad fara badan oo intooda badan laga soo qabqabtay xaafadda Eastleigh inta kalena magaalooyinka...
View ArticleDaawo Video: Xiisad cusub oo ka dhex oogan beelaha Sacad & Majeerteen
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Xiisado cusub, ayaa kasoo dhex cusboonaaday beelaha Sacad iyo Majeerteen, oo isku haya maamullada Galmudug iyo Puntland iyo dhulal la sheegay in la kala haysto. Odayaal...
View ArticleDaawo: Fowsia: Xilka wasiirnimo markii la iga qaaday waxaan awoodi waayey..
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirkii hore arrimaha dibedda Soomaaliya Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa shaaca ka qaaday sababtii ka dambeysay inay noqoto xildhibaan ka tirsan baarlamanka Soomaaliya,...
View ArticleXog iyo Gorfeyn: Taageeradii uu helay oo caawisay GENERAL MUUNGAAB
Muqdisho (Caasimada Online) - Gudoomiyaha oo culeyska ugu badan saaraaya xoojinta ammaanka Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu Muqdisho ka wadaa tallaabooyin uu wax kaga qabanaayo xaalada amni ee Caasimada....
View ArticleAmiin Caamir oo sawir uu boqortooyo is mooday ka sameeyey M/weynaha…
Hargeysa (Caasimada Online) - Amiin Caamir, ayaa sameeyey sawir gacmeed cusub oo qosol badan, oo uu ku muujinayo madaxweynaha maamulka la baxay Somaliland ee waqooyiga Somalia. Sawir gacmeedka Amiin,...
View ArticleVIDEO: Maxaa horumarka MUQDISHO ka cusub oo kusoo kordhay (Daawo)
Horumarka ka soconaya Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo si baaxad weyn leh ugu sii fidaya Magaalada banaanadeeda waxaana haatan biloowday waji cusub oo aan horay loo arag dhinaciisa kaas oo ku soo...
View ArticleRAAD-RAAC: Maxay Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe ku kala duwan yihiin?
Maxamed Cabdi Afey oo u hiiliyey Walaalkii Axmad Madoobe iyo R/W Cabdiweli oo dhabar jebiyey Col Barre!! Labadaan hogaamiye waxaa ay kamid yihiin hogaamiyayaasha Soomaaliya aadka looga yaqaano, ha...
View ArticleDaawo Video: Bilicda dalka JABUUTI
Wadanka Jabuuti oo si weyn uu soo jeetay Shaashadaha Tv-yada kadib markii Bilic iyo Dhismooyin qurux badan oo sanadihii ugu dambeeyay halkaasi laga waday oo haatan magaalad adhan wada ifiyay....
View ArticleSawirro & Warbixin: Ciidamada Uganda ee SOOMAALIYA oo cayil la baqi raba
Todobaadyo kahor ayey ahayd, markii askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee Soomaaliya joogaa uu Wargeyska The Star ee dalka Kenya kasoo baxa u sheegay, in ciidamada AMISOM aanay dani ugu jirin xasillooni...
View ArticleDAAWO VIDEO: Horumarka maanta iyo garoonka diyaaradaha Aadan Adde
Garoonka Caalamiga ee Aadan Adde Airport ee Magaalo Madaxdaa Caasimadda ee Muqdisho ayaa si weyn isku badalay kadib markii dib u dhis iyo howlo shaqo oo caalami ah ay ka bilaabatay sanadihii u...
View ArticleVIDEO: MADAX ka tirsan DFS oo Xilli habeen ah ku damashada Muqdisho
Wasiiro, Taliyayaasha Ciidamada Xooga Dalka iyo booliska iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xili habeen bar ah ku damaashaadaya Magaalada Muqdisho. Xubnahani ka tirsan Dowlada oo Habeenki xalay ahaa...
View ArticleDocument: Meelaha beenta ee daqliga Muqdisho la qorsheeyey in lagu qaato
Qoondaha Miisaaniyadda ee 2014-ka ee ka imaaneysa Canshuurta Muqdisho ee Wasaaradda Maaliyadda horgeysay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gebi ahaanba loo qeybinayaa Wasaaraddo magac u yaal ah, iska daa...
View ArticleAmiin Caamir oo sawir gacmeed cusub oo aad loo hadal hayo sameeyey
Muqdisho (Caasimada Online) - Amiin Caamir, ayaa sawir gacmeed cusub ka sameeyey madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo is-casilaaddii afhayeenkiisa Eng. Cabdiraxmaan Yariisow. Sida sawirka ka muuqata...
View ArticleSawiro + Warbixin: Nolosha qoxootiga Soomaalida ee Libya iyo Lampedusa
Roma (Caasimada Online)-Warbixinno ay qoreyn labo gabdhood oo Soomaali Canadian ah, ayaa looga hadlay xaaladda ay ku sugan yihiin qoxootiga Soomaalida ah ee ku nool dalka Talyaaniga. Sidda lagu sheegay...
View ArticleSAWIR wax badan ka muujiyey heerka dadnimo ee Xasan, C/Weli iyo Jawaari
Muqdisho (Caasimada Online) – Jawaabtii madaxda dowladda Soomaalida ay ka bixisay dhibaatooyinka lagu hayo shacabka Soomaalida ee Nairobi, ma ahayn mid lagu qancay, amaba ma jirin. Hadalkii ugu roonaa...
View ArticleQuursiga Kenya iyo hab-dhaqanka DF SOMALIA ee doqon-ma-garatada ah
Dabeecadaha Diplomaasiyadda ayaa waxaa ku sidkan qoddob laguma xad-gudbaan ah oo lagu dhowrayo Haybadda iyo Xasaanadda Diplomaasiyiinta. Xeerarka Caalamka ayaana lagu muujiyey xushmadda Diplomaasiga...
View ArticleDaldalaadda Axmed Cabdi Godane (2)
Qeybtii Labaad Halkan ka aqriso qeybtii 1-aad Daldalaadda godane !!! Ma u waayey xijaaj ???? (2) HORUDHAC Maqaalkaygii hore waxaan ku balan qaaday in aan qeybta labaad ugaga hadlo xiritaanka...
View ArticleAmbassador America: “Kenya waa in ay raali gallin ka bixisaa xariggii qunsulka”
Safiirka Soomaaliya ee Kenay Maxamed Cali Nuur Ameeriko oo wareysi siiyay SABI Muqdisho (Caasimada Online)- Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa hadlay tan iyo...
View ArticleVideo: Horumarka & bilicda Muqdisho waxaa ka dhiman kaalinta dowlada
Horumarka Baaxada weyn ee ka soconaya Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo ku fidaya banaanada Magaalada Muqdisho, Balse waxaa haray kaalinta Dowlada Somalia taas oo ah in aysan Dowlada wax ka...
View ArticleMaxaa sawirkan kaaga baxay?
Addis Ababa (Caasimada Online)- Akhristayaasha ku xiran Caasimada Online, waxaan u soo xulnay sawirro laga soo qaaday magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Sawirkan waa madaxweynaha...
View Article