Video: Bilicda Hargeysa ee habeenkii
Muuqaal cajiib ah oo laga soo duubay Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland kaasoo ah Bilicda iyo Quruxda Maagalada Hargeysa & Xiliga Habeenkii. Aqristoow isma dhaheysid halkaan ayaa ah...
View ArticleVideo: Muuqaalka maanta & Muqdisho
Magaalo Madaxda Muqdisho waxaa si xowli ah uga soconaya Horumarka ay sameynayaan Degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Banaadir ee 16-ka degmo. Shacabka ku nool Muqdisho waxeey muujinayaan in ay u...
View ArticleVIDEO: Wasiir MUQDISHO baabuur iyo baaskiil kula damaashaadaya (Daawo)
Muuqaal Cajiib ah oo laga diayariyaya Wasiirka Warfaafinta Dowlada Mustaf Dhuxuloow kaas oo ah Wasiirka oo MAgaalada ku damaashaadaya asagoo ka sheekeynaya Xaalada Amaan & Nolosha Muqdisho. Hadaba...
View ArticleVideo: Isbedalka cusub ee Muqdisho
Magaalada Muqdisho waxaa ka jirta Nolol cajiib ah oo aad moodo mid ka duwan sidii ay ahaan jirtay sanadihii ugu dambeeyay taas oo wax weyn iska badaleyn tan iyo 2-dii sano ee ugu dambeysay. Muqdisho...
View ArticleVideo: Horumarka iyo bilicda degmada ugu wax qabadka badan Muqdisho
Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka soconaya dib u dhis xoogan oo dib loogu soo celinayo Bilicdii magaalada ay lahaan jirtay ayadoo ay ka soconayaan Howlahaasi Dgemooyinka Gobolka Banaadir....
View ArticleDaaw Video: Siilaanyo & Waran-Cadde oo tartan dabaaleed uu dhex maray
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleSHAACIN: Xiriir ayaa ka dhaxeeyay FBI-da Mareykanka iyo Al-Qacida + Video
Washington DC (Caasimada Online) - Warbixin baaritaan ah oo uu sameeyay wargeyska Washington Times ayaa shaaca ka qaaday in uu jiray xiriir toos ah oo dhexmari jiray FBI-da Mareykanka iyo shabakadda...
View ArticleDaawo: XAMAR iyo horumarka maanta
Horumarka dhan walba leh ee ka soconaya Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxuu gaaray Banaanada Magaalada waxaana si xowli leh ku soconaya dib u soo celinta Bilicda Caasimada ee Muqdisho....
View ArticleDaawo: Muuqaalkii ugu dambeeyay ee laga soo duubo MUQDISHO (Video)
Muuqaal laga soo duubay Bilicda Magaalada Muqdisho ilaa Jowhar inta u dhaxeysa iyo sida ay tahay Bilicda Magaalooyinkaasi iyo Wadooyinka isku xira ee loogu safro Muqdisho ilaa Jowhar. Aqristoow...
View ArticleVideo: Horumarka sanadka ee XAMAR
Magaalada Muqdisho waxaa sanadkaan ka hir gelay Horumar baaxad weyn leh oo dhan walba isugu jiro waxaana laga dareemayaa Bilicda Caasimadda oo wax weyn iska badaleyn. Muuqaalkani waa mid kooban oo la...
View ArticleSawir gacmeedka Amiin oo muujiyey in Xasan & Muungaab ay ka tafan tahay
Muqdisho (Caasimada Online) - Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa mar kale soo saaray sawir gacmeed cusub, oo xog cusub ka bixiyey magacaabistii madaxweyne Xasan Sheekh ee Kamaal Guutaale uu u magacaabay...
View ArticleVIDEO: Drones ka qeyb galay & qaabkii loo weeraray degmada Qoryooleey
Qoryooleey (Caasimada Online) – Shabakadda Caasimada Online ayaa ogaatay in dagaalkii shalay lagula wareegay Qoryooleey in ay ka qayb qaateen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drons-ka, kuwaasoo la...
View ArticleDaawo Video: Sh Yuusuf Indha-Cadde: Somalia waxaa daba qabtay beesha…
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleXog: Madaxweyne Xasan & Somalia oo shirqool loo diyaariyey (Qorshe halisa)
Nairobi (Caasimada Online) - Beesha caalamka iyo dalalka deriska la ah, ayaa billaabay qorshaha Somalia ee 2016-ka, oo ujeedkiisa ugu weyn uu yahay in madaxweyne Xasan Sheekh, aanu hoggaanka dalka dib...
View ArticleDaawo: Xamar & isbedelka habeenkii
Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo Xiligii habeenkii si weyn isku badashay Bilic ahaan & Muuqaal ahaan, Muqdisho in aad joogto ma u maleyneysid sida Magaaladu dhan ay u wada ifeyso. Muuqaal...
View ArticleDaawo Video: Wasiir ka tirsan DFS oo kasoo jeeda woqooyi ayaa midnimada dalka...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiir ka tirsan dowladda federaalka Somalia, oo deegaan ahaan kaso jeeda deegaanada waqooyi ee la baxay Somalilad, ayaa ku hadlay ereyo liddi ku ah qarannimada Somalia,...
View ArticleVideo: Baaq ku socda QURBO-JOOGTA
Muuqaal cajiib ah oo la soo dhigay Barta Youtube-ka kaas oo ku socda Qurba Joogta Soomaaliyeed ee dalka ka maqan, waxaana loogu baaqayaa in sidaan ay tahay Magaalo Madaxda Dalka ee Muqdisho. Fariintanu...
View ArticleDaawo: FAARAX Macallin oo weeraray Hawiye & safiir America oo u jawaabay
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya Faarax Macalin iyo Cali Americo oo ah safiirka Soomaaliya ee Kenya ayaa kulan ka dhacay Nairobi isku dhaafsaday eedeyn iyo jawaabo, ka dhashay markii...
View ArticleAMIIN oo sawir qosol leh ku muujiyey qaabkii Shariif Xasan loo soo ceyriyey
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleVideo: Horumarka dekadda MUQDISHO
Dekada weyn ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo sameysay Sanadkaan horumar weyn oo aan horay uga hir gelinay Dekada muqdisho tan iyo markii la howl geliyay Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho....
View Article