Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

Video: Horumarka & bilicda Muqdisho waxa ka dhimman hal arrin oo ah….!

Horumarka xoogan ee ka socda Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ee dhan walba leh waxaa ka dhiman hal arin oo ah in Dowlada Somalia ay dib u dhisto Goobo muhiim ah oo ay ka muuqdaan bubur xoogan....

View Article


Video: Horumarka degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ka socda

Magaalada Muqdisho waxaa ka jira Saddex xaaladood oo kala duwan mid waa Dagaal u dhaxeeya Dowlada & Kooxda Alshabaab, Mid waa Horumarka Magaalada oo dib u soo kabaneyso tan ugu dambeysana waa...

View Article


Daawo Video: Wax kasta oo Sanadkaan 2014 ka her galay Magalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa sanadkaan ka hir gelay Horumar baaxad weyn leh oo dhan walba isugu jiro waxaana laga dareemayaa Bilicda Caasimadda oo wax weyn iska badaleyn. Muuqaalkani waa mid kooban oo la...

View Article

Video: Goormee ayaa kugu dambeysay MUQDISHO oo sidaan ah? (Daawo)

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo Sanado badan oo burbur ah kadib dib u heleyso nidaamkii Dowliga ahaa oo aan waayadaan lagu arkin Muqdisho. Mar hadii aad daawato Muuqaalkani waxaa hubaal ah in...

View Article

Daawo Video: Maxaa horumar ah oo u qabsoomay magaalada Muqdisho?

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo si weyn muddo gudaheeda isku badashay Bilic ahaan & Muuqaal ahaanba waxaadba moodaa in aysan wax burbur ah ay soo marin Magaaladu. Taleefishinka qaranka...

View Article


Video: Muuqalka maanta iyo Kismaayo

Muuqaalka Maanta waa Magaalo Xeebeedka Kismaayo ee Gobolka Jubadda hoose waana magaalo leh Bilic aad u qurux badan oo dad badani ay ku tilmaamaan magaalo dalxiis. Magaalada Kismaayo haatan waxeey xarun...

View Article

Daawo: Dib u dhiska ka socda Wadada Wadnaha ee Magalada Muqdisho.

Horumarka xoogan ee ka soconaya Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxuu ku dhow yahay mid gabo gabo ah kaasoo si weyn looga dareemayo Guud ahaan magaalada oo dib u soo noqoneysa Bilicdeeda. Wadada...

View Article

VIDEO: Muuqalka maanta & horumarka Degmada Bondhere ee Muqdisho.

Dagmada Boondheere ee magaalada Muqdisho waa mid ka mid ah Degmooyinka ugu faca weyn Degmooyinka Gobolka Banaadir waana Degmo inta badan aad loo xiiseeyo waxyaabaha u geeniga ah ee laga isticmaalo...

View Article


Tahniyad Dhalasho oo Farxad leh

Aabe Cabdulahi Canshuur Aabe Coloow Cali Jeele Aabe Shiikh Maxamuud Cadde Aabe Qelshe Nuur Cali Aabe Jinoow Cali jilibeey Aade Xaaji Cabdi Foorje Aabe Shardi Xasan Aabe Cumar Nuur Jeele Hooyo Dahabo...

View Article


VIDEO: Muuqaalkii ugu dambeeyay ee Bilicda Magalaada Muqdisho (Daawo)

Horumarka & Bilicda Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo noqotay mid maalinba maalinta xiga ka sii qurux badaaneyso Muuqaalka magaalada oo si weyn isku sii badalaya. Muuqaalkani waa midkii ugu...

View Article

Daawo: Muuqalka Muqdishada Cusub

Muuqaalka Muqdishada cusub ee maanta oo aan hubo in aad ka heli doontaan marka aa daawataan Muuqaalkani oo wax badan oo is badalay aad ku arki doontaan. Muqdisho shalay iyo maanta si weyn ayeey isku...

View Article

Video: Nolosha magaalada MUQDISHO

Magaalada Muqdisho waxaa ka jirta Nolol cajiib ah oo aad moodo mid ka duwan sidii ay ahaan jirtay sanadihii ugu dambeeyay taas oo wax weyn iska badaleyn tan iyo 2-dii sano ee ugu dambeysay. Muqdisho...

View Article

Daawo bilicda waddooyinka Muqdiho

Magaalada Muqdisho waxaa ka muuqanaya Bilic aad u qurux badan ayadoo ay magaaladu ka socdaan Horumar dhanka Bilicda iyo isbadalka muuqaalka guud ee Magaalada oo aad u qurux badan. Muuqaalka Muqdisho...

View Article


Daawo Amiin Caamir oo hees cusub ka tumay Xasan Sh (Music-dii Al-Shabab)

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Video: Goob caan ah oo Muqdisho ku taallo oo la howl gelinayo (Daawo)

Caasimada Online: Mid ka mid ah Goobaha caanka ah ee ku yaalo Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga wadaa dayac tir si loo howl geliyo kadib bur bur xoogan oo ka soo gaaray dagaaladii dalka ka dhacay....

View Article


Video: Muuqalka Muqdishida Manta.

Magaalo Madaxda Muqdisho oo aad moodo in muddo Sanado ah kadib in ay dib ugu noqoneyso sidii ay ahaan jirtay Waagii Bariisamaadka ee aan heysanay Dowlad dhan walba ka dhisan oo lagu faano. Muqdisho...

View Article

Sawir gacmeedka Amiin Caamir: Aabe maad ku biirtid Damu-Jadiid, si aan….”

Use Facebook to Comment on this Post

View Article


Daawo Video: Muqdisho oo dib ugu noqoneysa Wagii Bariisamadkii oo….!

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo gabi ahaanba isku badashay Muqdishadii Bariisamadka ee laheyd Adeegyada nuucaani ah ee aan dalka dib loogua rag waxii ka dambeeyay 1991. Muuqaalka Maanta waxuu ku...

View Article

Daawo Video: Turkiga oo Muqdisho ka her geliyay mashruucyo haweenka…!

Dowlada Walaalaha ee Turkiga oo si dhab ah u garab taagan Walaalaheeda Soomaaliyeed ayadoo Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka wada howlo badan oo mashaariic ah oo isugu jira Dhismooyin & Deeqo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caddaan la-taliye u ah XASAN SHEEKH oo wax ka qoray arrin ka yaabisay

Muddo sannad ah ayey qaadatay inaan helo kaarka aqoonsiga shaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha. Ugu dambeyntii waa lay aqbalay. Kaarka waxaa ku qornaa jagadeyda oo ah La-taliyaha  Saxaafadda Caalamka,...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>