Daawo: Qaabka casriga ah ee kaararka aqoonsiga loogu sameeyo Muqdisho
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleVIDEO: Maxaa ka yaabiyay Soomaalida dagan Xaafada islii oo ka Cusub….?
Shacabka ku nool Xaafada ay dagaan Soomaalida ee Islii ee Wadanka Kenya gaar ahaan Magaalada Nairobi ayaa aad ula yaabay ficil ay sameysay Gabar Soomaaliyeed oo halkaa ku nool oo ku dhawaaqdaya rin ka...
View ArticleDaawo Video: Shacabka Muqdisho iyo damaashaadkooda Xeebta Liido
Kumanaan qof oo isugu jira Dhaliyaro, Haween Iyo Odoyaal ayaa u soo damaashaad tago ayagoo soo booqda Xeebta Liido & Maqaayada Casriga ah ee laga furay Xeebta Liido ee Degmada Abdiaziz ee Magaalada...
View ArticleVideo: Ammaanka Muqdisho ee xilliga habenkii oo filim laga sameeyey
Amaanka Magaalada Muqdisho oo marba marxalad nuuc cusub leh galaya ayaa waxaa laga sameeyay Film Cusub oo ka hadlaya Xaalada amaan iyo tan nololeed ee Shacabka Reer Muqdisho. Film-kaan cusub waxuu ka...
View ArticleVideo: Ciidanka ilaalada waddooyinka Muqdisho oo dhoola-tus sameeyey
Wadooyinka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo Sanado badan kadib lagu arkayo arrimo waa hore ugu dambeeyay Magaalada taa oo farxad gelisay Shacabka Muqdisho, kuwaasi oo ay ka mid yihiin ciidanka...
View ArticleVideo: Mootooyin loo yaqaan Tuk Tuk oo shacabka Muqdisha soo jiitay
Shacabka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo maalin walba la kulmaya Horumar ku cusub magaalada oo aad ugu soo badanaya Sanadihii dambe ayaa waxaa ka mid ah kuwo aad looga helay oo Shacabka ay hadal...
View ArticleDaawo Video: Wax kasta oo horumar ah oo sanadkan ka hir galay Muqdisho
Magaalada Muqdisho waxaa sanadkaan ka hir gelay Horumar baaxad weyn leh oo dhan walba isugu jiro waxaana laga dareemayaa Bilicda Caasimadda oo wax weyn iska badaleyn. Muuqaalkani waa mid kooban oo la...
View ArticleWarbixin: Geedi & Gaas: Cadowgeyga cadowgiisu waa saaxiibkey (Kuma?)
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka Qeybgalayay Aaska Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen, ayaa waxaa Wahilinayay Ra’isal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi. Gaas...
View ArticleMaxaa ka jira in Al-Shabab ay ka taliso magaalo ka tirsan Kenya? (Warbixin)
Warbixin bishii hore ka soo baxday guddi barlamaani ah oo Kenyan ah ayaa sawir mugdi ku jiro ka bixisay xaaladda ammaanka ee magaalada ku taal waqooyi-bari ee Mandheera, kaas oo lagu sheegay in si aan...
View ArticleAFRICA Confidential: Dowladda XASAN Sheekh: “Dhiig cusub oo lagu shubay...
Africa Confidential oo Dawladda Madaxweyne Xasan Sheikh ka qortay Maqaal loogu Magac daray “Dhiig Cusub oo lagu shubay Dhalooyin Duq ah” (New blood in old bottles) Turjimid qeybta 1-aad. Waxaa la...
View ArticleDaawo Video: Xususta Maanta & Goob Tariikhi ah oo ku taalo MUQDISHO
Goob Qiimo badna ugu fadhido Shacabka Soomaaliyeed oo Dowlada Somalia ay iska indha tirtay in ay dib u dayac tirto kadib Sanado burbur ah oo ku habsaday Goobtani Taariikhiga ah. Waxaa hubaan ah...
View ArticleDF Soomaaliya oo ay ku soo furmeen mowjado jah-wareero siyaasadeed ah
Muqdisho (Caasimada Online) Toddobaadkan uma fiicnayn Dowladda Federalka, waxaana soo baxay Akhbaaraad saamayn ku yeelan kara hawl-maalmeedka Dowladda iyo Humaag Siyaasadeed soo kala dhex gala Dowladda...
View ArticleVideo: Dekedde weyn ee Magaalada MUQDISHO iyo isbedelka ka muuqda
Horumarka Baaxada weyn ee ka soconaya waxuu noqday mid dhan walba leh oo si xoogan uga socda Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho waxaadna ka dheehan kartaa Muuqaalkani. Waa hubaal in Muqdisho in...
View ArticleVideo: Muqdisho iyo xilliga habeenkii
Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay ka soconayaan Howlo wax looga qabanay Amaanka & dib u soo celinta Waagii bariisamaadka sida ay ahana jirtay magaalada Xiliga habeenkii ah. Magaalada...
View ArticleDaawo Video: Maxaa dib loo helay 23 sano oo bur bur ah kadib?
Wadanka Somalia tan iyo 1991 waxaa la waayay wax yaabo badan oo hoos u dhigay jiritaanka iyo Qaranimada Somalia balse waxaa moodaa in haatan dib loo helayo wax yaabo badan oo ugu dambeeysay dalka...
View ArticleIslaam argagixiso ma noqdee, ayagaa argagixiso waligood ku noolaa + Reer...
Waxay Yiraahdeen “All Muslims are not terrorist, but all terrorist are Muslim” Sida caadiga ah, dunida waxay soo martay siyaabo kala duwan oo ummadihii soo jiray ay isu diidi jireen, ama ay isku...
View ArticleDaawo: Muuqalka Maanta & Muqdisho
Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxeey dib u soo ceshatay Sanado badan kadib Bilicdii ay la haan jiray Magaalada Muqdisho & Adeegyadii Shacabka ay ku heysan jireyn waagii nabadda ay aheyd....
View ArticleDaawo: Video: Saudi Arabia oo waxaan horey loo arag ay ka billowdeen
Wadanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa aad looga hadal hayaa arrin oo ka yaabisay Malaayiin qof oo u dhalatay Wadankaasi, kadib markii wax aan horey loo aqoon aay dalkaasi ka billowdee. Sacuudiga...
View ArticleDaawo Video: Muqdisho oo ay dib uga billowdeen arrimo muddo la moogaa
Muqdisho (Caasimada Online) - Dadku marka ay darreemaan is-beddel dhinaca nabadda ah, waxa ay u jeestaan horumarka iyo sidii ay ay ugu raaxeesan lahaayeen nabadda. Magaalada Muqdisho, waxa ay iminka...
View ArticleNetherlands: Maxamed Xassan Iyo Nimco Cabdullahi Oo Ku Aqal Galay Amesfoort
1-Hooyo Kaltuun Cabdullaahi Cali 2-Adeer Ayman Yassiin Maxxamed 3-Deeqo Cabdullahi Yassiin 4-Fartuun Cabdullahi Yassiin iyo Saygeeda Mustafe 5-Yassiin Cabdullahi Yassiin 6-Daahir Cabdullahi Yassiin...
View Article