Magaalada Muqdisho waxaa ka jira Saddex xaaladood oo kala duwan mid waa Dagaal u dhaxeeya Dowlada & Kooxda Alshabaab, Mid waa Horumarka Magaalada oo dib u soo kabaneyso tan ugu dambeysana waa Ganacsiga magaalada oo horumar weyn sameynaya.
Muuqaalkani waxuu ku tusinayaa Saddexda arimood ee ka jira Muqdisho & sida xaaladu tahay hadii aa dawato waxaad ka dhex heleysaa wax yaabo badan oo kaa qarsoon ee nala daawo.
HALKAAN KA DAAWO: